Jimicsiga jirka midabka caloosha miyuu badalaa
Su’aasha:
Asc wll waxaan ku waydiinayaa shalay eedaday ayaa i aragtay aniga oo aalmii taynaya markay bay iguu tiri eedo walaal kaa calooshiisa waa madow adna waa cadahee calooshaada yay san madoobaan oo markaa caloosha isku keentid kala bixisid hilib baa kadhacaya meeshana madow ayay noqo naysaa oo wll kay wuuna aalmiiteeyaa wuuna calool madow yahay arintaas ma runbaa mise been
🇸🇴
Nimanka cadaan kana way aalmiiteeyaan ayagana ma sidaas baa
Runta ii sheeg wllðŸ§

Jawaabta:
Arintaas sax ma aha aalimiintada ama jimicsiga wax saamays ah kuma yeelan karo midabka jirka waxaas waa khuraafaad ha rumaysanin, midabka jirka waxaa saameeya qoraxda iyo kulaylka iyo qabowga taasna midabka ma ma badali karto waxaa laga yaabaa maqaarka inay wax yar saameyso.
Siigada murqaha miyay daciifisaa
Qaliin baan ku dhalay labo bilood kadib dhiig iyo calool barar ayaa ii yimid
Maasada gacanta iyo jeejeexa jirka
This is not true. Diet and exercise have no effect on skin tone.
This is a myth. Don’t believe it. Skin tone is affected by the sun, heat, and cold. This doesn’t change the tone, but the skin may be slightly affected.
