Riyada anoo aasayo umul muminiina Caaisha

Riyada anoo aasayo umul muminiina Caaisha Riyada: Asc shiikhow waxaa ku riyooday anigo aasaayo umul muminiina Caaisha bintu abii bakar qabriga dhax dhigaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto murugo oo la xiriiro noloshaada. Waayo magaca wuxuu tilmaamayaa nolol iyo cimri dheer laakin aasitaanka ayaa laga fahmayaa dhibaato. Waxaa lagaaga baahan yahay inaad […]
Gabar ku riyootay saxaabiga Abuubakar Sadiiq (RC) oo duceynaya

Su’aasha: Asc bahda daruuro waxaa hada ko hor kuriyooday anoo asxaabtaii rasuulka( csw) la tukanayaa oo uu salaada naga bixinayo Abubakar sadiiq ilahay haka raali noqdee oo ani iyo laba gabdhood oo xijaban caan ku daba tukanayno wax sudrada ma noo dhaxayn meel banaan ayayana hayd gadaashooda ayaana ku tukanaynay geed aan garanayn ayaana hortanada […]
Riyada Cali bin Abii Daalib (RC) iyo asxaabta Nabiga (SCW)

Su’aasha: Asc Waxaan ku riyooday cali abiidaalib R.C oo qayb ka mida azxabtiisi (ciidan kiisi) oo jihaad u baxayay madax iiga dhigay. Bal raajatada saara riyadaas maxay noqonaysaa? Mahadsanidin. Jawaabta: Riyada asxaabta nabiga (SCW) waa riyo khayr badan guud ahaan, riyada Cali bin Abii Daalib (RC) waxay tilmaamaysaa in cadowga laga gulaysan doono guusha muslimiinta […]
Riyada nabi MUXAMMED (NNKH) IYO ASXAABTII

Su’aasha: ASC WAAD MAHADSANTIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY NABIGEENA MUXAMMED (NNKH) IYO ASXAABTII OO GURIGAYA HOOL DAYRKA KU YAALA FADHIYA MARKII LA II SHEEGAY AYAAN SHEEDA KA EEGAY OO ASXAABTUNA WAY FADHIYEEN NABIGUNA WUU TAAGNAA OO MAXADARO AYUU U JEEDINAYAY HADALKA WAAN MAQLAYAY SI FIICAN LKN WAJIYADOODA UMA ARKAY OO CUMAAMADO AYAY MADAXA KU […]
Riyada dhaawaca iyo asxaabta rasuulka (NNKH)

Su’aasha: Asc riyadeedu waa haben ayaan waxan ku riyooday anigoo dhulka Yaala oo dhaawac ah oo nafti igu jirto waxaan maqlaa dad dhahaya kani waa cumar bin qadhab ee dil kana waa abibakar dil marka runti ilaa hada layaab ayay ila tahy. Jawaabta: Riydada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof diinta islaamka si fiican ugu […]
