Naag dhiiga caadada qabta qofkii ka sinaysto

Naag dhiiga caadada qabta qofkii ka sinaysto Su’aasha: Acs wl waxaan ahay wiil dhalinyaro ah hada ka hor ayaan galay sino Marka dumarka dhan waan dhibsadaa qurux iiga soo uro dhiiga caadada markaan maqlo ma tag ayaa i qabto waxaa larabaa in gabar habaryar tay dhashah la ii guuriyo lkn marabo oo aniga kliya inaan […]
Sida ugu fudud oo loo daaweeyo bawaasiirka

Sida ugu fudud oo loo daaweeyo bawaasiirka Su’aasha: Maxa lagu daweeyaa cudurka baabasiirka sida ugu fudud loo daweyn karo? Jawaabta: Marka hore waa inaan ogaanaa waa maxay baabasiir ama bawaasiir? Baabasiir waxaa loola jeedaa nabro kuuskuusan oo bararsan oo futada kasoo baxo waxaa lagu dhahaa afka carabiga البواسير afka ingiriiska isagana Hemorrhoids, waxaana sabab u […]
Waalidka caruurtiisa dayacay xaq maku leeyahay

Su’aasha: Asc Wll qof aan saaxiibo nahay ayaa ilawadaagay su’aal waxayna udhacaysaa sida tan Qof dayacay xaqi ay kulahaayeen ubadkiisu oo aan Soo barbaarin Soo tarbiyadayn Oon diinta barin Oo marna siinayn dareen aabanimo Dankalahayn oo aan ogayn wax uu kusugan yahay ilmihiisu Inuu qado iyo inkale Oo aan kalaba jeclayn noloshiisa iyo geeridiisa Sidee […]
Riyada arooska habaryarta

Su’aasha: Waxaan kuriyooday habarteey oo aroos eh habenkas dadka dhan we faraxsanahay cida arooska ninka we naga badnaayeen gabdha badan oo ninka arooska cidiisa ah aa joogeen wena naga badnaayeen habaryartey wexe kulabisneed taashka colour kale ah o cadaan eheen arooska fanaanin iyo baraanbur labadaba woo lahaay gabadha aroosada wee oyneesay marka guriga lageeyay wexee […]
Kalmado ingiriis ah oo badda ku saabsan

Kalmado ingiriis ah oo badda ku saabsan Ereyo af ingiriis ah oo badda la xiriira ama tilmaamaya macne lug ku leh badda, ereydaas oo jadwal ku jira oo si sahlan aad u xifdin karto oo af soomaali u tarjuman ayaad halkan ka heli kartaa. Barashada afka ingiriiska waxaa ugu fiican dhegeysiga iyo xifdinta erayada muhimka […]
Qofkii riyo ku arko saaxiibkiisa oo xaaskiisa u tagayo

Qofkii riyo ku arko saaxiibkiisa oo xaaskiisa u tagayo Riyada: ninka hadu riyo ku arko nin saaxibkiisa oo xaaskisa u galmonaya oo waliba biyaha shahwada ugu shubaya asagana meel u dhow ayu jogaa wuxu arkayaa iyago qawan oo shaqad ku jira, riyadas maxay noqon kartaa bal so fasira. Fasirka: Riyadan marka uu qofka arko cabsi […]
Dumarka jecel in loo tago waqti gaaban xal maloo heli karaa

Dumarka jecel in loo tago waqti gaaban xal maloo heli karaa Su’aasha: Wll dumarka jecel in la waso waqti gaaban xal maloo heli karaa? Jawaabta: Dumarka badankooda waqti dheer ayay rabaan waxayba dhibsadaan raga biyaha dhaqsi uga yimaado, laakin way dhici kartaa gabdho aan rabin waqti badan oo dhibsada galmada haddii ay dheeraato, taasna waxaa […]
