Sababta wanka uu ugu garaaco madaxa geed ama darbi iyo daawada Waligaa ma aragtay wan madaxiisa ku garaacayo geed ama darbi? Haddaad sidaas ku aragto waxaad ogaataa inuu ku jiro sankiisa tixri oo ka dhasho gudaha sankiisa xagga maskaxda. Wuxuu u keenaa cuncun daran. Markaas wuxuu bilaabaa inuu madixiisa ku garaaco geedaha ama gidaarada. Waxaa […]
