Xamar biyo badan ayaa dadka ka reebay meelaha qaar inay aadaan, tan waa waddada garoobka diyaaradaha magaalada Muqdisho oo waddadiisa biyaha ay xireen.
waxaad ka arki kartaa sawirada iyo muuqaalkan laga soo duubay.

Taas waxay tilmaamaysaa wax dowlad la dhahaayo inaysan ka jirin dalka.

waayo dowladda waxay dhistaa dalka. waxaana ugu muhiimsan waddooyinka.

gaar ahaan meelaha ugu muhiimsan waddan

Wadada oo dhan biyo ayaa fariistay. waana meel muhiim ah.

garoonka diyaaradaha Muqdisho. hadday biyo badan fariistaan dhibaato ayay u keenyaan dadka meesha u baahan inay marqaan. wadada dhiiqo ayay noqonaysaa.

garoonka muqdisho wuxuu noqonayaa sida suuqa  bakaaraha oo kale.

 

40 neef geel ayaa biriq ku dishay Mudug

Heavy rains have prevented people from going to some places, this is the road to the airport in Mogadishu, which was blocked by water.
You can see in the pictures and video that was recorded.

This indicates that there is no such thing as a government in the country.

Because the government builds the country. And the most important thing is the roads.

Especially in the most important places in a country

The whole road is flooded. It is an important place.

Mogadishu airport. If there is too much water,

it will cause problems for people who need to go there.

The road will become muddy.

Mogadishu airport will become like a Bakaaraha.

Leave a Reply