Xasan sheekh wuxuu noqday qof shacabka guryaha ka dudumiya asoo sheeganayay nabad iyo hormar inuu dalka u keenayo markii la dooranayay.

Xasan sheekh iyo xamar
Xasan sheekh iyo xamar

Sida la og yahay, Xasan sheekh markuu Farmaajo madaxweynaha ahaa wuxuu ka mid ahaa dadka aad uga soo horjeeday inuu waqti ku darsado.
Wuxuu iska dhigayay qof u adeegayo bulshada soomaaliyeed.
Laakin wuxuu noqday qofka ugu xun oo soo maro xukunka dalka soomaaliya.
Wuxuu ka daray madaxweynihii hore maxamed siyaad barre oo lagu tiriyo inuu ahaa qofka ugu badan dalka xukumo. Laga soo bilaabo kun sagaal boqol lixdan iyo sagaalkii ilaa sagaashan iyo kowdii.
Iyadoo sidaas ay tahay siyaad barre shacabka sidaas kuma samaynin. Siduu hadda xasan u galayo.
Waxaa la sheegayaa dad in lagu kordumiyay guryaha meelaha qaarkooda.
Siyaad barre si kale ha u qaldanaado laakin la mid ma aha xasan sheekh.
Waayo xasan sheekh wuxuu ka dhigtay dalka dukaan isaga kaliya u furan.
Wax naxariis ah ma la aha.
Dowlad qofka hoggaaminayo waxaa laga rabaa inuu ku dadaalo danyarta iyo dadka liita.
Inuu noloshooda hormariyo. Caafimaadka. Waxbarshada. Dhaqaalaha. Dhammaan.
Lacagta dalka soo galeyso ma aha lacag jeebka madaxda la galiyo ee waxaa loogu talagalay shacabka in wax loogu qabto.
Marka nolosha sidaan uu ka dhigay oo dadka ciriiri ay ku jiraan. Dadka qaarkooda guryaha laga dumiyay waxaas oo dhan waxay tilmaamayaan in dowlad aysan dalka ka jirin.
Qofkan inuu yahay nin calooshii u shaqayste ah.
Xaaraan ayuu ku nool yahay.
Sidey ku dhacaysaa qof guri uu iska leeyahay oo uu u haysto caddeyn in laga dumiyo.
Isaga iyo ilmihiisa banaanka lagu tuuro.
Dadka qaarkii waxay haystaan sabarloogo waagii taliyaaniga lasoo saaray.
Waxaa laga rabaa shacabka inay ka tagaaan wax qabyaalad la dhaho.
Waa inay iska reebaan qof kaste ku tumanaya shacabka.
Iyagoo hal gacan ah.
Waxaa la rabaa xasan sheekh mar kale inuusan kusoo noqonin talada.
Dadka iyo xildhibaanada waa inay isku aragti noqdaan.
Ninkan oo kale wuxuu ka dhigay dowlanimada wax qaraabadiisa ku kooban.
Siyaad barre waxaa lagu eedeynayay talada wuxuu gacanta u galiyay ciddiisa.
Laakin siyaad barre kun jeer ayuu ka fiican yahay xasan sheekh.
Dadkii siyaad barre riday waa inay ridaan xasan sheekh.
Haddii ay rabaan dalka inuu tooso.
Waxaa yaab ah kuwa mucaaradka hadday booskiisa tagaan isaga oo kale ayay noqonayaan.

Sawirada Xasan Sheekh iyo Erdogan waayawaayo

 

Translation to English:

Hassan Sheikh became someone who demolishes people’s homes, despite claiming he would bring peace and development to the country when he was elected.

As is known, when Farmaajo was president, Hassan Sheikh was among those who strongly opposed extending his term.

He pretended to be someone serving the Somali community.

But he became the worst person to have ever ruled Somalia.

He surpassed former president Mohamed Siad Barre, who is considered to have ruled the country the longest, from 1969 to 1991.

Even so, Siad Barre did not treat the people the way Hassan is doing now.

It is reported that in some areas, people have been added to the list of those whose homes are demolished.

Siad Barre may be wrong in other ways, but he is not like Hassan Sheikh.

Because Hassan Sheikh has turned the country into a shop open only to himself.

He has no mercy.

A government leading a nation is expected to strive for the poor and vulnerable people.

To improve their lives, healthcare, education, economy — everything.

The money that enters the country is not meant to be pocketed by leaders; it is intended for the people to benefit from.

So, the way he has made life difficult, with people in distress, and some having their homes demolished — all of this indicates that there is no government in the country.

This person is a man who works only for his own belly.

He lives on what is forbidden (haraam).

How is it possible that a person who owns a house with proof of ownership gets it demolished, and he and his children are thrown out onto the street?

Some people still have sabers from the days of the dictatorship that were brought out.

The people are asked to abandon so-called clan politics.

They should reject anyone who tramples on the people.

They should be united.

We do not want Hassan Sheikh to return to power again.

The people and the parliamentarians must reach a consensus.

Such a man has made governance exclusive to his relatives.

Siad Barre was accused of handing power over to his clan.

But Siad Barre is a thousand times better than Hassan Sheikh.

The people who toppled Siad Barre must topple Hassan Sheikh — if they want the country to wake up.

It is surprising if the opposition takes his position; they will become just like him.

Leave a Reply