Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada macalinka oo iga dalbanayo koofiyad midda sunnada

Riyada macalinka oo iga dalbanayo koofiyad midda sunnada Riyada: Asc bahda daruur, waxaan arkay macalin i akhrin jiray kutubta diiniga ah asagoo i dhahaayo i keen koofiyad fiican kuwo sunnada ah, anigana ku dhahaayo maxaa kale? Marka aniga waxaan ahay ganacsade markaas, maxaa la dhihi karaa?. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heer sare gaari doonto […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada cayaartooyga Ronaldo iyo dagaal dad dhex marayo

Riyada cayaartooyga Ronaldo iyo dagaal dad dhex marayo Riyada: Asc wll waxaan hayaa labo riyo, waxaan fadhiyay meel dad badan ayaan ahayn kuwo caan ah iyo ku faqiiriin ah kuwa taajiriin dhinac walba oo bulshada ah kadib waxaa dhinacayga fadhiyay qof timo waa wayn leh oo Aan aqoonin ka dib ciyaar yahanka lagu magacaabo Ronaldo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday mobile anoo helay

Su’aasha: Asc walal thanks waxn ku riyoday mobile keyga oon helay markas ayn leyahy meshan wax laguma xado islan aya idheheysa Aniga kuu ilaley meshan wax laguma xado hadane wxan imi gabdho  badan oo mel fadhiga wxey isinayan cunto aad u macan badan oo qudar u badan mana aqano gabdhahas lkn wey astur nayen. Jawaabta: […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday qof caan ah gabar guursanayo

Su’aasha: Waxan ku riyoday qof caan ah laba mar hal haben qofkan wuxu guur saday gabar aan aqano wan layabay hadane islamarkii waxan arkay gabar kale oo aqan asago oo ladha hayo wuuu qaba wan layabay 2 marba . Thank you Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo gaari doonaan warar farxad leh oo la xiriira […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawada kordhisa maadada Zinc magaceeda

Daawada kordhisa maadada Zinc magaceeda Su’aasha: Asc waxaan doonayaa inaad iga caawisaan magaca loo yaqaan daawada loo isticmaalo kordhinta maadada Zinc magaceeda, iyo daawooyinka finka loo isticmaalo ee maadooyinka Acidka leh magacyadooda Sida Daawada Niacinamide waxaan u baahanahay Daawooyin iyo cuntooyinkan ay ku badan tahay Acidka. Jawaabta: Daawooyin badan ayaa jira oo zinc  wata waxaa […]

Categories
Fatwada

Faalka mar uu xalaal yahay miyaa jirto

Faalka mar uu xalaal yahay miyaa jirto Su’aasha: Asc Sida Diinta cadeysay Faalka ay dadka qaar ee aqoonta u leh ay fiirsadaan sax ma ahan waana dambi aaminaadiisa Lkn waxaan maqlay in mar uu xalaal yahay ay jirto oo ah Marka qofka uu xaalad kama dambeys ah ama dhib wayn Soo wajahdo ay xalaal u […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gacalka ama xididka iyo weysa qaadashada

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA ALLAH MACAK WAXAA JIRTA GABADH AAN RABO INAAN DOONO DHAWAAN INSHA ALLAH AYAA WAXAAN KU RIYOODAY ANOO MASAAJIDKA KA WAYSO QAADANAYA AYAA WAXAA ISKAY SOO DULTAAGAY GABADHAN DOONI RABO ABTIGED IYO ADEERKED MARKAN WAYSADII DHAMAYSTAY AYAAN ARKAY WAAN GACAN QAADAY WALIBA SI KAL IYO LAABA […]