Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday ninkayga oo ila guursaday

Su’aasha: Asc wallo waxaan ku riyooday ninkayga oo ila guursaday waa maxay riyadasi. Jawaabta: Haddii aad tahay xaas oo aad aragto ninkaaga oo naag kale kula guursanayo waxaa dhici karta riyada inay ka timid waswaas adiga kugu jiro waa haddii aad tahay qof maseyr badan oo ninkeeda ka shakisan inuu naag kale la guursado, haddii […]

Categories
Talooyinka Consultation

Qofka sidee buu ku gaaraa guusha nolosha

Su’aasha: Sideen ku noqon karaa quf ka guuleysta noloshan Asbaabaha iisheega waxaa tihiin sxbka aan wax walbo weydiiyo. Jawaabta: Nolosha adduunyada saafi ma aha dhib iyo dheefba way wadataa, laakin qofka raba inuu nolosha ka guulaysto waa qofka Ilaahay ka baqa oo ku dadaala wixii naftiisa iyo ehelkiisa wax u taraya, qofka aan waqti iska […]

Categories
Caafimaadka Health

Aroos cusub aan ahay oo fircooni u gudan dhibkan ayaa i haysta

Aroos cusub aan ahay oo fircooni u gudan dhibkan ayaa i haysta Su’aasha:  (aroos cusub) scw walalayal aniga waxan jiraa 28 sano mar dhow ayaa lay guursaday dareen dhan ma lihi fircooni ayaa lay guday meesha waa ciriri daran waxba ma galayan xataa ninkayga markuu i istiimiyo ma dareemo wax raaxo ah maxaan sameyaa maxaa […]

Categories
Fatwada

Salaad subax qofka ay ka tagto labo rakco sunna oo duhurka kadib ma ka gudaan

Su’aasha: Waxaan ahay quf salaada subax ka tagto mararka qaar marka ay iga tagto oo lagaaro dhuhurka ayaan markaad 4ta ragco ee dhuhurka dukado ayaan waxaan ku xijiyaa 2 rakco oo aan uniyeysanaayo salaadi saakey idhaaftey Marka masameyn karaa sidaasi mise suno un ayaan dukadaa. Jawaabta: Waxaa qalad ah inaad sidaas mar kaste sameyso waxaan […]

Categories
Caafimaadka Health

Siyaabaha ugu fiican oo loo dabargooyo gooryaanka caloosha

Siyaabaha ugu fiican oo loo dabargooyo gooryaanka caloosha Su’aasha: Asc aadban idin salaamay culimo Bacda salaan Waxan ahay nin 21 jira in ku dhaw 5 sano dhakhtar ma tagin sababo jira awgood 4ti sanno ee u dambeeyay jidhkayga wax isbedela muu samayn muuqal ahan iyo xajmi ahn ba inuu sii yarado moye wxan iskaga shikiyay […]

Categories
Talooyinka Consultation

Dadka afka gaaban sidey bulshada u dhex gali karaan

Su’aasha: Wiil waxa Jira sxbkey ah oo aad u afgaban lakin marki har ruux ama laba ruux ula joogo kasatan markan aniga uila joogo hadal badan lakin marki dad badan imadan amuuso oo hadal aan kudarsan iska dhageysto social anxiety ayuu qaba inta badan wala niyad jabiya maskin Aya tahay xaqada madacsan kartid xata macaliminta […]

Categories
Fatwada

Qofka hooyadiisa iyo walaalihiisa dhib ku qaba wuxuu sameeyo

Su’aasha: Asc , ninbaa dhibaato ku qabaa qaraabadiisa si gaar ah walaalahiisa iyo hooyadiisa , way dhibaan way ciriiriyaan , marka maxaa la gudboon ninkaan, mise wuu goynayaa ? Jawaabta: Ma gooyn karo hooyadiisa iyo walaalihiisa, laakin wuxuu ka fogaanayaa dhibka ay ku hayaan hadduu awoodo inuu meel kale ka aado way fiican tahay, dal […]