Riyada barkad la iibinayo

Riyada barkad la iibinayo

Riyada barkad la iibinayo Riyada: Sheekh intii rabadaanta ayaan ducaystay arin igu taagnayd waxaan kuriyooday aniga iyo aabo oo wada socona ayaa nin nooyimi hadal buu yidhi hadalkiibuu aabo ku farxay markaasuu igu yidhi ninkani barkada haydinkala cabo markaan soo kacay waan fahmay in ducadii layga aqbalay habeenkii labaad taraawiixda kadib ayaa lacagbadan laydhiibay si […]

Iibka guriga laba jeer lagu riyoodo

Iibka guriga laba jeer lagu riyoodo

Iibka guriga laba jeer lagu riyoodo Riyada: Waxaan ku riyooday labo mar oo kala duwan 1:oday awowgay labaada oo gatay guri cusub kuna gatay lacag gaaraysa 160 kun oo dejiyay wiil uu adeer uyahay aan ku leeyahay m.a ma idinkaa dagay 2:waxaan kaloo arkay guri lagu iibiyay 50 kun oo dolar Ifasir Fasirka: Riyada waxay […]

Riyada nin ganacsi raadinayo

Riyada nin ganacsi raadinayo

Riyada nin ganacsi raadinayo Riyada: Waxan Ku riyoday nin an hada ka hor kulanay oo ii diray Inan dukan faiido fican laha helo Inan u so raadiyo oo sadax milyan iyo bar u donayo inu Ku ibsado ila afarmalyan lacagta dalka an jogo aniga iyo asaga I wada jogna dukan magaalo dabaqyo dhaadheer iyo asagoo […]

Waxan Ku riyoday qof hada ka hor I qayanay

Waxan Ku riyoday qof hada ka hor I qayanay

Waxan Ku riyoday qof hada ka hor I qayanay Riyada: Ninba hada ka hor ganasi na dhexmaray waxu qatay wax uusan xaq u lahayn waxan Ku riyoday asiga iyo nin kale iyo ani o wada fadhino iyo anigo dhahaayo ha ola Hadlin la shekeso ninkan asa sxb tijIbe iyo ani dhahay ma ilowday waxad Samaysay […]

Riyada Gadashada Daah cusub

Riyada Gadashada Daah cusub

Riyada Gadashada Daah cusub Riyada: Asc gudoomiye- waxan Ku riyoday Daah duqobay oo Jexemayo iyo anigoo iibsanaayo Daah cusub Fasirka: Gudoomiye riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto ama xiriir cusub aad gabar la gali doonto, daaha waxaa kaloo lagu fasiraa nolol fiican iyo arsaaq, guud ahaan riyada waxay la xiriirtaa nolosha kugu saabsan xagga guur […]

Riyada Rooti wayn oo dhaadheer

Riyada Rooti wayn oo dhaadheer

Riyada Rooti wayn oo dhaadheer Riyada: Asc gudoomiye- waxan Ku riyooday maamo bakki wadato iibinayso rooti iyo anigo qof u xulay rooti dheer oo wayn oo fresh ah markan arkay inan qofkan u xulay rooti dheer ee jilcan oo fresh ah oo ka wayn Rotiga Cadiga ah ana waxan damcay inaan mid qaato on gadanaayo […]

Riyada islaan duq ah oo dhalinyar noqotay

Riyada islaan duq ah oo dhalinyar noqotay

Su’aasha: Xalay riyo ayaan ku riyooday intaanan riyada ugalin aan ka horraysiiyo warbixin yaroo gaaban oo riyada xidhiidh La leh. Muddo 10 sano kahor ah waxan ka shaqayn jiray dukaan aanu leenahay macaamiisha dukaanka waxaa kamid ahayd islaan(duq) jaarkayaga ahayd, way shaqaysan jirtay oo suuqa ayay alaabo lafadhiisan jirtay. Kadib anigu jaamacad ayaan tagay dhawr […]