Riyada nin deris aad ahaan jirteen

Riyada nin deris aad ahaan jirteen Riyada: Asc.walaal waxaan arkay nin deris ahaan jirnay oo nool hadda waxaan kuwada hadleynaa telephon maxay noqon riyadda ? Fasirka: Riyada waxay noqon kartaa nafsi, waxaa laga yaabaa inaad ka fikirtay ninkaas. Illeen taleefan ayaad ku sheekaysataan, marka caqliga gudaha ayaa kuu muujinaya markaad seexato. Waxaa kaloo ay noqon […]
Riyo naagta leyla qabo isoo waceyso si facan ila hadleyso ayaan ku riyoday

Riyo naagta leyla qabo isoo waceyso si facan ila hadleyso ayaan ku riyoday Riyada: Iso fasira idinkow mahadsan gabar leyla qabo ayaa iso waceyso waliba si wanagsan ila hadleyso sas ooy tahyne weli isma maqlin 2dena marka maxe noqon kartaa callkaas wa mhdsntihin Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xasilooni iyo deganaan dhinaca ninkaaga waa riyo wanaagsan […]
Riyada qof dhintay oo wax i siinayo

Su’aasha: Asc ,waxaan arkay nin aqaano oo mar hore dhintay oo isiinayo No.telkiisa, waana qortay ,kadib wuxuu isiiyay shaah cadeys oo koob kale iga soo shubay macnaa wuu kala baray, anoo ku dhahaayo maya iska dhaaf asagana wuu iga diiday , maxay noqoney? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa arsaaq inaad ku heli doonto si lama filaan […]
Riyo caajiib ah oo qiso xambaarsan

Su’aasha: Asc bahda daruur habayn ayaa waxaa ku riyooday wiil aanan aqoonin oo taleefan loo diraayo markii uu baxay wax yar ka dib mid aan is naqaano igu dhahay sxb labo taleefan ii soo iibi wiilkiina taleefanka ka soo qaad waa laga qaadanaayee aniga waxay ila ahayd inaan ahay qof laga cabsado waa baxay waa […]
Waxaan ku riyooday mobile anoo helay

Su’aasha: Asc walal thanks waxn ku riyoday mobile keyga oon helay markas ayn leyahy meshan wax laguma xado islan aya idheheysa Aniga kuu ilaley meshan wax laguma xado hadane wxan imi gabdho badan oo mel fadhiga wxey isinayan cunto aad u macan badan oo qudar u badan mana aqano gabdhahas lkn wey astur nayen. Jawaabta: […]
Riyada Qof aan saxibo aheyn oo isoo wacaya

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday qof aan sxbo aheyn balse aan kala go,nay oo isoo wacaya aniga oo gaari saaran Wuxuu ileeyahay Soo carar ii i imow aniguna waxaan leeyahay gaari ayaan Soo saaranahay waan kuu Soo socdaa lkn Wicitaanka igama kala joojinayo dhowr mar ayuu isoo wacayaa isagoo leh maad imaatid gaarigan xoog ayuu […]
Riyada gabar taleefanka iga qaadatay iyadoo gacmaha gariirayaan

Riyada gabar taleefanka iga qaadatay iyadoo gacmaha gariirayaan Su’aasha: Asc aad ayaan idin salamaya waxa aan rabay in la ii fasiro gabar aan aqoon aad ah u leeyahay ayaan ku riyooday iyada oo aqal dariska ah oo aroos ah joogta ka dib waan u imi taleefankyga ayey iga qaaday marka aan u dhiibay gacmaheeda ayaan […]
