Gabar aanan aqoonin igu riyoonayso Riyada: ٱلسَّلَامُ عَلَيْكُمْ وَرَحْمَةُ ٱللَّٰهِ وَبَرَكَاتُهُ Waxaan ahay 20 jir Wiil ah aan guursan. Waxaan ku riyooday gabar uu wajigeed si fcn u muuqan oo riyoonayso oo ku riyonaysa anigo joogo meel shaqo marka meesha shaqada waxa joogtay gabar kale oo sida caadiga aan dusha iska naqaano oo iskuulka isla […]
