Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aabo khamiis cad xidhan

Riyada aabo khamiis cad xidhan Riyada: Asc Riyo 1 waxaan ku riyoday aabo xidhan khamiis cad  hoos fadhiya geed hadh wayn leh oo u dhow aqal aanan hada deganayn  se markaa aanu deganayn   waxaan niyada ka leeyahay aabo malaha wuxu ka yimi bixintii inan uu dhalay ayuu bixinayay markaa aqalka  ayaan galay walashay ayaan ku […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin walaashayda soo doonanayo aan diidanahay

Riyada nin walaashayda soo doonanayo aan diidanahay Riyada: Sc sheekh waxaan ku  riyooday walashay waxa soo doontay nin caan ah ana waan diidanahay in ninkaasi walashay guursado dhaleeco uu leeyahay ayaan u sheegay hooyo ma fiicna ee yaan la siin waan diidanahay Hadan wax yar kadib waxaan leeyahay gabadhu waa caruusad ee cadarkii udgoona maad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin aan xiriir leenahay oo faras saaran

Riyada nin aan xiriir leenahay oo faras saaran Riyada: Wxn ku riyoode nin aan xirir lenahy wlshis iyo ninkeeda faras saaran .faraska toos uma aysan sarneen. Faraska wxba ku xirna mse ku rakibnaa iyaga ne wxs bay sarnaayeen .gabadh canug yar xanbarsaneed haga garab mse naska hagiisa ayay canuga lu xanbarsaned mse ku heyse .iyada […]

Categories
Fatwada

Haddii qofka uu dhaho hantidaada waa iga xaaraan maxaa laga rabaa

Haddii qofka uu dhaho hantidaada waa iga xaaraan maxaa laga rabaa Su’aasha: Wiil aad dhashay hadaad ku tidhaa adigoo cadhaysan waxaagu waa iga xaaraan (maalkaagu) xaaraan miyuu kaa noqonayaa oo hadaad cunto ma xaaraan baad cuntay maxaase ka ratibmaya (ka waajibaya) hadaad cunto aad baan kuu salaamayaa sheekh Jawaabta: Haddii aad naftaada ka xarrimto shay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin doonaya gabadhiisa inuu kuu guuriyo

Riyada nin doonaya gabadhiisa inuu kuu guuriyo Riyada: Walal waxaan kuriyooday nin aan garanayo la fadhiya gabadh aan walaalo nahay aniguna aan agtooda joogo oo gabadhiisa la raba wiil aan walaalo nahay oo doonayo inuu uguuriyo,kadib buu aniga iiyeeray oo walaalkay wuu iska dhaafay oo wuxuu igu yidhi gabadhayda ayaan kusiinayaa markaas ayaan ka,aamusay markuu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada sheekh cabdirashid cali suufi aad isa salaamaysaan

Riyada sheekh cabdirashid cali suufi aad isa salaamaysaan Riyada: Asc walal waxaan kuriyooday sh cabdirashid cali suufi oo guriga jooga oo kufadhiya kursi, anigana aan meel agtiisa ah joogo oo aan cadaysanayo, kadib baan soo kacay oo aan shekha u,imid markaas ayuu isalaamay oo aan hab isasiinay isagoo dhoola cadaynaya kadib waxaa uyimid aabay oo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Xabad qofkale lagu cayrsanayo oo adiga kugu dhacaysa

Xabad qofkale lagu cayrsanayo oo adiga kugu dhacaysa Riyada: Walal waxaan kuriyooday nin aan garanayo oo xabad ku cayrsanaya qof kale kadib kadib xabadii uu qofka kale uwaday baa aniga wadnaha iga dhacday oo caloosha ayay isla markiiba kabaxday, laakiin wax xanuun ah madareemin oo sidhib yar bay iiga baxday Fasirka: Riyada waxay kaaga digaysaa […]