Categories
Caafimaadka Health

Tayfoodka Saliida badan miyaa sababta ?

Su’aasha: Asc Bahda Daruur waxaa tihiin sharfanayaal amaan iyo Garab istaag mudan waad mahadsan tihiin aan u gudbo su,aashayda Badanaa Dhaqaatirta Marka aad kala tashato Cudurka Tayfoodka waxay kaaga digayaan Saliida iyo dufanka sidoo kale waxay kuu sheegayaan amaba dadka qaba cudurka ay ka dareemaan xanuun dhinaca beerka Lkn Marka aad u baarto si online […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sheekada raaxada ninka haduu akhriyo ma dhibaysaa

Sheekada raaxada ninka haduu akhriyo ma dhibaysaa Su’aasha: scw bahda daruur wan idin salaamay kaalinta weyn ee dhalinyarada somaliyeed aad u haysan ayaan idinkagaga mahadcilinaya in badan ayaad ka hadasheen waxyalaha bulshada xumeeyo oo fasahaadiyo iyo sida loga soo towbad keeni lahaa, webkiina aad baan uga helay, waxaan rabaa inaan idin la wadaago sheekooyinka wasmada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada guurka garoob hal wiil wadato

Su’aasha: Asc waad salaman dhamantina salan ka-dib waxa aan ku riyooday aniga oo guur ku fekeraayey gabadhan gursan rabana ay tahay goroob hal wiil wadata iyo aniga oo hadafyadeyda ka gaaray guul riyadaas maxey noqon kartaa mahadsanid. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol cusub inaad gali doonto noloshaasna waad ku farxi doontaa, Ilaahay wuxuu kuu furaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anoo xafiiska Raisalwasaaraha Cusub ka shaqaynaya

Su’aasha: Asc waallo wiil aan saxiibo nahay oo wanagsan alle ku xiran ayaa wuxuu ku riiyoday anoo xafiiska Raisalwasaaraha Cusub ee soocdaa aan wali la dooran ka shaqeynaya safar ugu socda Dubai. Maxay noqon karta Riyaadas. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad meel sare gaari doontid oo aad yeelan doontid magac, sidoo kale inaad jago heli […]

Categories
Caafimaadka Health

Kaniiniga Xtrasize oo bahalka ninka weyneeya dhibka uu leeyahay

Kaniiniga Xtrasize oo bahalka ninka weyneeya dhibka uu leeyahay Su’aasha: scw waxaan cabay kaniiniga Xtrasize oo lagu weyneeyo guska ninka ma laga yabaa inuu dhib ii keeno hadaan labo caag aan isticmaalo dhib miyuu keenaa malaga yaabaa inuu saameyo dhalmada ninka Jawaabta: Kaniinga Xtrasize wuxuu ka kooban yahay geedo oo uu ka mid yahay geedka […]

Categories
News

Fursad waxbarasho Scholarship 2022 ee dalka Turkiga

Fursad waxbarasho Scholarship 2022 ee dalka Turkiga Dowladda Turkey oo sheegtay in la furay minxada dowladda ee sanad dugsiyeedka 2022 ee loogu talaggalay ardayda aan Turkishka ahayn. Waxaa lasoo gudbisan karaa dalabaadka laga bilaabo 10 bisha Janaayo 2022 ilaa 20-ka bisha Fibraayo. Minxada waxaa loo oggol yahay marxaladaha kala ah Baccalaureus iyo Master iyo PhD. […]

Categories
Caafimaadka Health

Maxaa keena ilkaha daata

Maxaa keena ilkaha daata Su’aasha: Asc dr waxaan ahay qof da, yar oo ah 17 sano jir haba ahaate waxaan ladhibanahay ilkaha oo idaata yacnii jajaba Aniga qof yar baan ahay markaa maxaakena su aal labaad ayaan qabaa lakiin markii aad tan kasoo jawaabto ayaan soo dirayaa iyadana madamo marar badan aad tidhi labo su […]