Fursad waxbarasho Scholarship 2022 ee dalka Turkiga
Dowladda Turkey oo sheegtay in la furay minxada dowladda ee sanad dugsiyeedka 2022 ee loogu talaggalay ardayda aan Turkishka ahayn.

Waxaa lasoo gudbisan karaa dalabaadka laga bilaabo 10 bisha Janaayo 2022 ilaa 20-ka bisha Fibraayo.
Minxada waxaa loo oggol yahay marxaladaha kala ah Baccalaureus iyo Master iyo PhD.
Qofka minxada dalbanaya lagama rabo shaadada Tofel iyo IELTS (International English Language Testing System) iyo Shahaado afka turkiga inuu garanayo sheegayso
Hal sano ayuu helaa minxa oo uu ku barto af turki
wuxuu helaa ardayga tikid ay dowladda turkiga siinayso
wuxuu helaa meel uu dego waxaana bixinaysa dowladda turkiga
waxaa la siinayaa bil kaste lacag gaarayso 800 liiro dadka Baccalaureus dhiganaya 1100 liiro dadka mastarka 1600 liiro dadka PhD
minxada waxay u furan tahay ardayda adduunka oo dhan ku nool
Shuruudaha qofka lagu oggolaanayo
Guud ahaan qofka waa inuusan haysanin jinsiyad turki
Ardada Baccalaureus waa inaysan ka weynayn da’dooda 21 sano digriiga shahaadada dugsiga sare inaysan ka yarayn 70% qofka raba caafimaadka inuu barto digriigiisa inuusan ka yaran 90%
Ardayda masterka dad’dooda inaysan ka weynayn 30 sano digriiga uu ka haysto Baccalaureus waa inuusan ka yarayn 75%
Ardayda PhD da’dooda waa inaysan ka weynayn 35 sano digriiga mastarkana waa inuusan ka yarayn 75%
halkaan ayaad ka dalban kartaa adoo buuxinaya foomka minxada
Fadlan gaarsii dadka ardayda ah oo u baahan fursadahan oo kale
The Turkish government has announced that it has opened a government scholarship program for non-Turkish students for the 2022 academic year.
Applications can be submitted from January 10, 2022 to February 20.
The program is open for Bachelor, Master and PhD levels.
The person applying for the program is not required to have TOEFL or IELTS (International English Language Testing System) certificates and a Turkish language proficiency certificate. He receives a one-year program in Turkish. He receives a ticket provided by the Turkish government. He receives a place to live and is provided by the Turkish government. He is given a monthly allowance of 800 liras for Bachelor’s degree students, 1100 liras for Master’s degree students and 1600 liras for PhD students. The program is open to students from all over the world. Admission requirements: In general, the person must not have Turkish citizenship. Bachelor’s degree students must not be older than 21 years old. High school diploma students must not be less than 70% of their high school diploma. Medical students must not be less than 90% of their degree. Master’s degree students must not be older than 30 years old. Bachelor’s degree students must not be less than 75%. PhD students must not be older than 35 years old. and the master’s degree must not be less than 75%
you can apply here by filling out the application form

How can I apply
In sha Allah you can apply from this link https://daruur.com//submit-question/ when will be opened
Good