Maxaa keena ilkaha daata
Su’aasha:
Asc dr waxaan ahay qof da, yar oo ah 17 sano jir haba ahaate waxaan ladhibanahay ilkaha oo idaata yacnii jajaba Aniga qof yar baan ahay markaa maxaakena su aal labaad ayaan qabaa lakiin markii aad tan kasoo jawaabto ayaan soo dirayaa iyadana madamo marar badan aad tidhi labo su aal haysa soo raacinina markaa iyadana gadaal ayaan kasoo dirayaa Insha allh post gan title kiisa waxaad kadhigtaa maxaa keena ilkaha daata si marka ay dadku google karaadiyaan ay uhelaan thnkz dr.

Jawaabta:
Ilkaha daata sababo badan ayaa keeni kara markaan kuusoo duudubo waa kuwan:
1- cudurka yiridka oo cirridka ku dhaco.
2- nadaafad la’aanta oo keenta ilkaha inay jeermis yeeshaan.
3- macmacaanka sokorta badan qofka inuu aad u cuno.
4- bulunbuliga ilkaha ku dhaco.
5- dhaxal oo kaaga imaan karo waalidka ama qaraabada kore.
Faahfaahin dheeraad waaxad ka heli kartaa webka Daruur, ka dhex raadi sababaha keena burburka ilkaha ama yiridka.
There are many reasons why teeth can fall out, and here are some of them:
1- Gum disease.
2- Poor hygiene causes teeth to become infected.
3- Eating too many sugary sweets.
4- Tooth decay.
5- Inheritance from parents or close relatives.
You can find more information on the Daruur website, search for the causes of tooth decay or cavities.

Mahadsanid dr