Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada duntii dhiiga laheed iyo qamaar dhiig leh

Riyada duntii dhiiga laheed iyo qamaar dhiig leh Riyada: Asc: wall iifasir riyadan waxa kuriyooday anoo afkeeyga ilaa caloosheyda dun dhiig leh kasoo furfuraayo kadibna waxa la idhahaa qamaarkan dhulka ku duugnaa waa kan qamaarka dhiig kabuuxay wll in badan suuratu albaqra aqriyA Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo qaldan inay jiraan oo la xiriira noloshaada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada weerarka dibiga iyo eeyaha

Riyada weerarka dibiga iyo eeyaha Riyada: Waxn ku riyoday dibi igu soo ordayo kdb geesaha ka qabsana marka kdb melu igu tuura waaxa igu soo ordayo eyo badan oo igu qelinayo ey madow iyo ey gadudan adee igu qelinayan. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in dhibaato ay kusoo gaari doonto dhibaatadaasna waxaa sabab u noqonaya dad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof sac loo dhiibanayo kadib ka fakanayo

Su’aasha: Asc daruur waxan rabaa inaad ifasirtaan riyadan waxan ku riyooday ruuxbaa sac ii qabo igu dhahay kadib wuu iga tagay kadibna waxa dhacay sacii baa iga fakaday wana gaari waayay sidaasna wan kaga samray laba mar oo kala duwan ban ku riyooday . Jawab waafi ah ayan idinka sugaa insha Allah Jawaabta: Riyada lo’da […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof dhintay oo wax i siinayo

Su’aasha: Asc ,waxaan arkay nin aqaano oo mar hore dhintay oo isiinayo No.telkiisa, waana qortay ,kadib wuxuu isiiyay shaah cadeys oo koob kale iga soo shubay macnaa wuu kala baray, anoo ku dhahaayo maya iska dhaaf asagana wuu iga diiday , maxay noqoney? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa arsaaq inaad ku heli doonto si lama filaan […]

Categories
Caafimaadka Health

Qofka baabasiirka qaba cuntooyinka u roon iyo kuwa dhiba

Qofka baabasiirka qaba cuntooyinka u roon iyo kuwa dhiba Su’aasha: Asc, waxaan idin weydiinayaa ,ma udarranyihiin qofka ku yaal baabasiirka :- basbaaska,malaayga iyo digirta guduudan , wuu istecmaalaa mar kasta . Jawaabta: Qofka baabasiirka qaba (Hemorrhoids)  waa inuu ka fogaadaa cuntooyinka kordhiya xanuunka bawaasiirka sida basbaaska kulul iyo filfil madowga iyo baradhada iyo tiinka iyo […]

Categories
Caafimaadka Health

Qofka sonkorta qabo ma isticmaali karaa qudaarta

Qofka sonkorta qabo ma isticmaali karaa qudaarta Su’aasha: Asc bahda daruur waan idiin salaamey waad Ku mahadsantihiin adeegga aad bulshada uheysaan waana Ku faraxsanhy inaan Ka qeyb qaato waxaan rabey hooyadey labo bilood Ka hor waxaa lagu so sheegey cudurka sonkorta markaas kadib ma cunin cunto nafaqo ah marka qudaarta mala siin karaa sida cambaha […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada waraabaha maxay noqon kartaa

Su’aasha: Waxan ku riyooday waraabe dhurwaa waan arkaaya kadib waan ka leexanayaa … riyadas fasirkeena rawa Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa cadow aad u xun oo si fiican u garanayo khiyaanada, waxaa kaloo lagu fasiri karaa naag aad u xun oo khiyaano badan, guud ahaan digniin ayay kuu tahay riyada noocan oo kale ah. Waxan Ku […]