Riyada libaaxa guriga soo galayo

Riyada libaaxa guriga soo galayo

Riyada libaaxa guriga soo galayo Riyada: Waxan kuriyooday iyadoo habeen ay tahay ayaa aniga iyo hooyo o bananka jogno ( barsada albaabkeeda) aya daarada waxa soo galaaya libaax wuuna fiirina anagana waan kacararena oo albabka ayaan dhexda kaxeranena(albabka barsada) intaasna wuu nafirinaya ma dhaqaaqayo ilaa an kaxaroono o albabka dhexda kaxirano kadib wuu ugudbaa meshaa […]

Riyada libaax kusoo ceyrsanayo oo wejiga kaa xaganayo

Riyada libaax kusoo ceyrsanayo oo wejiga kaa xaganayo

Riyada libaax kusoo ceyrsanayo oo wejiga kaa xaganayo Riyada: Asc waxaan ku riyooday libaaxyo badan oo meel ku xiran isla riyada dhexdeeda waxaan arkay meeshi oo furan libaax baa intuu baxay i ceyrsaday wan ka cararay meel sare oo aqalsomali u eg baan koray anigoo aad u cabsanaayo intuu i gaaday buu madax i qabtay […]

Riyada waraabaha maxay noqon kartaa

Riyada waraabaha maxay noqon kartaa

Su’aasha: Waxan ku riyooday waraabe dhurwaa waan arkaaya kadib waan ka leexanayaa … riyadas fasirkeena rawa Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa cadow aad u xun oo si fiican u garanayo khiyaanada, waxaa kaloo lagu fasiri karaa naag aad u xun oo khiyaano badan, guud ahaan digniin ayay kuu tahay riyada noocan oo kale ah. Waxan Ku […]

Fasirka riyada maroodiga

Fasirka riyada maroodiga

Su’aasha: scw maxaa lagu fasiraa maroodiga marka riyo lagu arko? Jawaabta: Maroodiga guud ahaan wuxuu tilmaamaa marka lagu riyoodo waxyaalo badan oo kala duwan waxay ku xran tahay xaaladda lagu arko, wuxuu tilmaamaa qof madax ah awood leh, sidoo kale nin madax adag oo kibir badan, wuxuu tilmaami karaa naag aad u buuran.

Waxaan ku riyooday anoo libaax dilaya mana dhiman

Waxaan ku riyooday anoo libaax dilaya mana dhiman

Waxaan ku riyooday anoo libaax dilaya mana dhiman Riyada: Asc wall waxaan ku riyooday anoo libaax dilaya mana dhiman libaxa aara wana ka dhuntay aaqir. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qof awood leh inaad ka adkaan doonto waxaa laga yaabaa qofkaas inuu kugu yahay cadow, waxaa kaloo riyada ay tusin kartaa guul aad gaarayso maxaayeelay libaaxa […]

Riyada suuratul allamtara iyo libaaxyo eeyo iga reebaya

Riyada suuratul allamtara iyo libaaxyo eeyo iga reebaya

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO SALAADII SUBAX MASAAJIDKA KUSII SOCDA AYAA WAXAA IGU SOO YAACAY LIX BAHAL OO MADMADOW ANOO LUGAYNAYA WAAN KA DUL BOODAY WAY IGU SOO YAACEEN WAAN LAAGLAAGAY ADUU WAAN ISKA CELIYAY WAXAAN MAQLAY HADAL OO ILEH ILAAHAY KUGU SALIDI MOOYO WAXKAA AWOOD BADAN […]

Riyada geel hooyo daba socda oo dilaya libaax

Riyada geel hooyo daba socda oo dilaya libaax

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak waxaan ku riyooday anoo jooga meel barawaaqo ah oo wada dhiroo doog aad u badanle oo green ah waxaan taagnaa albaabka waa casar sidan filayo (cadceeda oo gaaban lkn wali aan dhicin ayaan arkayay)  waxaa meel ilaa 1km ii jirta soo socota hooyaday geel badanina wuu […]