Riyada waraabaha maxay noqon kartaa

Su’aasha: Waxan ku riyooday waraabe dhurwaa waan arkaaya kadib waan ka leexanayaa … riyadas fasirkeena rawa Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa cadow aad u xun oo si fiican u garanayo khiyaanada, waxaa kaloo lagu fasiri karaa naag aad u xun oo khiyaano badan, guud ahaan digniin ayay kuu tahay riyada noocan oo kale ah. Waxan Ku […]
Waxan Ku riyoday Shabeel Doonaayo inu I weyraro ama I cuno

Waxan Ku riyoday Shabeel Doonaayo inu I weyraro ama I cuno Su’aasha: Ninyahow xalay waxan Ku riyooday Arin yaableh waxan Ku riyoday aniga o meel swimming pool camal joga waxan arkay laba gab dhood mid radainayso wiil Ka dhumay kadibna wan la Radinaayay dadka la waydinayay misa na waxan Galnay meel aad Xero modo Mel […]
Fasirka riyada maroodiga

Su’aasha: scw maxaa lagu fasiraa maroodiga marka riyo lagu arko? Jawaabta: Maroodiga guud ahaan wuxuu tilmaamaa marka lagu riyoodo waxyaalo badan oo kala duwan waxay ku xran tahay xaaladda lagu arko, wuxuu tilmaamaa qof madax ah awood leh, sidoo kale nin madax adag oo kibir badan, wuxuu tilmaami karaa naag aad u buuran.
Riyada dilka shebeelka markuu kusoo weeraro

Riyada dilka shebeelka markuu kusoo weeraro Riyada: sce maxa lagu fasiri karaa qofki arko asoo dilayo shabeel aad u orod badan oo xoog badan leh mar hore shabeelka wa soo weeraraa markaas qofka aya ka adkaanayo wuu dilayaa. Fasirka: Saheeblka wuxuu astaan u yahay qof awood leh ama qof madax ah oo adag qofkii shabeel […]
