Riyada quraan la akhrinayo iyo shaah la cabayo

Riyada quraan la akhrinayo iyo shaah la cabayo

Riyada quraan la akhrinayo iyo shaah la cabayo Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday anoo akhrinaya qoraal meel ku qoran oo quraan ah waxaan akhriyay ادعوني استجب لكم ookilaya kadibna waan toosay isla hurdadaa waxaan ku riyooday anoo shaah cabaya iisoo fasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in lagugu boorrinayo ducada, waxay u badan tahay […]

Riyada qof dhintay oo wax i siinayo

Riyada qof dhintay oo wax i siinayo

Su’aasha: Asc ,waxaan arkay nin aqaano oo mar hore dhintay oo isiinayo No.telkiisa, waana qortay ,kadib wuxuu isiiyay shaah cadeys oo koob kale iga soo shubay macnaa wuu kala baray, anoo ku dhahaayo maya iska dhaaf asagana wuu iga diiday , maxay noqoney? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa arsaaq inaad ku heli doonto si lama filaan […]

Riyada gabar noo shaqeyn jirtay oo nala dagaalantay kadibna aan heshiinay

Riyada gabar noo shaqeyn jirtay oo nala dagaalantay kadibna aan heshiinay

Su’aasha: Salaamu calaykum, sheekh Alle ha ku xafidee waxaad ii soo fasishaa riyadan”waxaan ku riyooday gabadh noo shaqayn jirtay oo hada naga tagtay oo walaashay oo umula wajiga kadiirtay ka xagatay Ana markaan arkay aan isdagaalnay oo ay doonaysay anigana inay wajiga iga xagato xaasidad bay ahayd aakhirna heshiinay shaah wada cabnay xulbad leh iyo […]

Qofkii riyo ku arko asoo koob qaxwo cabaya

Qofkii riyo ku arko asoo koob qaxwo cabaya

Su’aasha: Asc riyada cabitaanka qaxwada maxaa agu fasiri karaa qofkii ku riyoodo asoo koob qaxwo cabaya. Jawaabta: Riyada cabitaanka qaxwada waxay tilmaamaysaa qofka inuu yeelan doono dad badan oo isaga jecel oo la sheekaysanayo, ama bulsho inuu yeelan doono, waxaa kaloo ay tilmaami kartaa qaxwada qofka in ay lasoo gudboonaan doonaan arrimo fikir u baahan, […]

Riyada rootiga iyo hilibka iyo shaaha

Riyada rootiga iyo hilibka iyo shaaha

Riyada rootiga iyo hilibka iyo shaaha Riyada: ALLAH MAHADLEH ASC NABAD GALYO GUUDKIINA HA AHAATO WEBKAYAGA DARUUR ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LA JOOGA ASAXAAB DHALINYARO AH OO AANU CUNAYNO FURIN UU DHEXDA HILIBKAGA JIRO IYO SHAAH MEEL WADA GREEN AH OO DHIR DHAADHEER HOOSTOODA FADHINO ANAGOO AAD U FARAXSAN ALLAH MAHADLEH Fasirka: Rootiga […]

Waxaan ku riyooday anoo koob shaah cabaayo

Waxaan ku riyooday anoo koob shaah cabaayo

Su’aasha: Asc , waxaan ku riyooday anoo koob shaah cabaayo oo meel joogo garaneyn . Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka dhergi doonto wax aad raadinayso oo aad farxad dareemi doonto sidoo kale inaad dhex gali doonto bulsho aad ku farxayso.