Riyada qof sac loo dhiibanayo kadib ka fakanayo

Riyada qof sac loo dhiibanayo kadib ka fakanayo

Su’aasha: Asc daruur waxan rabaa inaad ifasirtaan riyadan waxan ku riyooday ruuxbaa sac ii qabo igu dhahay kadib wuu iga tagay kadibna waxa dhacay sacii baa iga fakaday wana gaari waayay sidaasna wan kaga samray laba mar oo kala duwan ban ku riyooday . Jawab waafi ah ayan idinka sugaa insha Allah Jawaabta: Riyada lo’da […]

Riyada hardinta wax sac u eg kadib qofka oo biibayo

Riyada hardinta wax sac u eg kadib qofka oo biibayo

Su’aasha: Suaal riyada anoo wax sac u eeg igu soo boodeen oo ay hardi ugu dhufteen ka Dibna an biibay sidii qof dhintay oo kale. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa faraj inaad heli doonto oo Alle aad u dhowaan doonto oo aad ka badbaadi doonto dhib kugu soo socdo, riyada waa khayr.

Riyada dibi yaroo isu badalay dameer

Riyada dibi yaroo isu badalay dameer

Riyada dibi yaroo isu badalay dameer Su’aasha: asc ciid Mubarak waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo jooga meel barwaaqo ah oo wada dhiroo Green geeduhu yihiin ayaa aan LA ciyaarayay oo madaxiisa igu xoqaayay dibi yar oo geeso Yar yar le wuu iraacay oo uu lugahayga madaxiisa ku […]

Riyada lo’da i cersaneysa waa maxay

Riyada lo'da i cersaneysa waa maxay

Su’aasha: asc waxan ku riyooday anigo lo,o ama sac ifijisanayo sac geesa waweyn ugu dambeynti geed ayan ka fuulay wuu iga daba imaday asago ordayo geesihiisa ayuu ila so laacay wuu igariwaye dad ayaa iga celiyey. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa duruufo adag inay kugu soo socdaan xagga qarashka ama dhaqaalaha, laakin dad ayaad heli doontaa […]

Fasirka riyada madaxa lo’da la gowracay

Fasirka riyada madaxa lo'da

Su’aasha: Asc wadayow waxaan riyo ku arkay madax lo’  aan rabayna inaan qof siiyo, balse aan waayay qofkaas madaxa lo’dana waa yara cayilnaa, madoobaana neef markas la qalay madaxiisa ayuu lahaa, balse ma arkin qalida bal wadayow ii sheeg bal micnaha waadna mahadsan tahay. Jawaabta: Lo’da guud ahaan waxay tilmaamaysaa sanadaha kusoo food saaran abaar […]