Categories
Talooyinka Consultation

Wiil ayaan jeclahay aabahaygana ma rabo ila taliya

Su’aasha: SC waxan jeclahay wiil isku xafad an nahay, isagana wuu i jeclyahay, lakin marka aan u shegay aabahayga wuu diiday wuxuu igu yiri ma guursanaysid nin aniga aan rabin, wilka waa qof fican marka maxan sameya ila taliya. Jawaabta: Guurka waa mustaqbal aan sahal ahayn, ninka aad guursanayso waxaa fiican in labadaaada waalid ay […]

Categories
Talooyinka Consultation

Galmada duhurka duqnimo maa laga qaadaa

Galmada duhurka duqnimo maa laga qaadaa Su’aasha: Waxaan maqlay galmada watiga duhurka ninka uma fiicna, qofka waqtiga duhurka galmo la sameeya xaaskiisa wuxuu kala kulmaa dhibatoyin badan wax kamid ah duqnimo aya kusoo degdegayso timihisa cirada ayaa dhaqso galayso jirooyin badan ayu ka qada xiliga duhurka marka waxan rabi laha inaad iiga soo jawabtan adna […]

Categories
Bulsho Society Talooyinka Consultation

Afarta waxyaabood Gabdhaha loo guursado maxay yihiin

Dadka caadi ahaan afartaan waxyaalood ayay dumarka u guursadaan sida xadiiska uu sheegay Nabiga SCW wuxuu yiri :   تنكح المرأة لأربع مالها وجمالها وحسبها ودينها  صحيح البخاري Haweeney waxaa loo guursadaa Afar waxyaalood hantideeda iyo nasabkeeda iyo quruxdeeda iyo diinteeda ee ku guulayso midda diinta leh gacmahaaga ciidda ha galaanee Taasoo laga wado diinta […]

Categories
Bulsho Society Talooyinka Consultation

Astaamaha ninka xun lagu garto oo aan guri dhaqi karin

Astaamaha ninka xun lagu garto oo aan guri dhaqi karin Ninka xun astaamaha lagu garto way badan yihiin laakin waxaan soo qaadaneynaa astaamaha ugu muhimsan. Ninka xun astaanta ugu horreyso lagu garto marka uu gabadha shukaansanayo wuxuu ka dalbaa waxyaalo aan diinta oggoleyn. sidoo kale ninka xun  wuxuu jecel yahay warka iyo isku dirka. ninka […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Ninkayga naag ayaan ku arkay ma iska furi karaa

Su’aasha: Waxaan arkay ninkayga what-sup oo naag qaraabo aan nahay la xiriiraayo waxaan arkay waxyaalaha ay usoo dirtay hadalada ay ku hadlayso isagana siduu ugu jawaabayo waxaan dareemay jacayl inuu ka dhexeeyo labado waxaan ugu shakisanahay inay saaxibo yihiin hoose yihiin waxaan rabaa inaan ogaado diinta maxay ka qabtaa ninkaas inaan iska furo. Jawaabta: Marka […]

Categories
Talooyinka Consultation

Daawada siigada ugu fiican ma ii sheegi kartaan

Daawada siigada ugu fiican ma ii sheegi kartaan Su’aasha: Waxaan ahay wiil hadda soo qangaray  haben kaste waan siigaystaa waan iska reebi lahay sideen isaga joojiyaa daawo ma jirtaa sigada lagu reebo karo siiga badan dhib miyay ii keenaysaa sidoo kale waan isku arkay marka labo jeer aan siigaysto biyaha wax dhiig oo kale ayaa […]

Categories
Talooyinka Consultation

Biyo kaadi oo kale ayaa iga soo daata ma cudur baa

Biyo kaadi oo kale ayaa iga soo daata ma cudur baa Su’aasha: walalayal waxan isku arkay marka ninkay aan galmo la samynaya biyo aad u badan oo anan iska reebi karin kadi oo kale ah wax urna ma laha maxaa waaye biyahas fadlan jawab aan rabaa wad mahadsan tihin. Jawaabta: Biyaha dumarka qaar kasoo daato […]