Categories
Talooyinka Consultation

Biyaha dumarka qaababkey yihiin

Biyaha dumarka qaababkey yihiin Su’aasha: Goor dhow ayaan guursaday waxaan rabaa inaan xaaskayga qanciyo iyaduna waa gabar aad u xishood badan, waxaan rabaa inaan ii sheegtaan astaamaha lagu garto dumarka marka ay biyabaxayaan ma jirtaa calaamo tilmaamaysa gabadha inay biyabaxaday ama ma jirto teeda kale ma arki karaa biyaha haweenka sidey u yaaln haday jiraan […]

Categories
Talooyinka Consultation

Naag la qabo oo nin kale waddo

Naag la qabo oo nin kale waddo Su’aasha: Waxaa jirta xaas aad aan u jeclahay laakin waxaan ku arkay waayahan dambe inay nin kula sheekaysato barta whatsapp marka hore waan ka shakisanaa laakin waxaan baaray taleefankeeda markaas ayaan arkay iyadoo loo soo dirayo massagyo badan oo jacayl ah waliba yaab badan marka aad baan uga […]

Categories
Talooyinka Consultation

Raga dareenka badan maxaa daawo u ah lots of men feelings

Raga dareenka badan maxaa daawo u ah lots of men feelings Su’aasha: Asc marka hore walaal waad ku mahadsantihin shaqada aad u haysaan bulshada جزاكم الله خير الجزاء Suaashaydu waxa weeye wll kacsigayga ayaa aad u daran ma siigaysto hada filiman xun xun ma daawado alx , cunto nafaqo lehna ma cuno , xataa xaas […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sixirka sidee lagu gartaa iyo qofka in la sixray

Sixirka sidee lagu gartaa iyo qofka in la sixray Su’aasha: Sixir qofka uu hayo calaamad gaar ah miyuu leeyahay oo lagu garan karo, dadka intooda badan waxay dhahaan hebel waa la sixray marka waxaan rabi lahaa inaad ii sheegtaan caalamada sixirka lagu garto hadday jiraa. Jawaabta: Sixirka waa wax jiro oo uu quraanka sheegay, shayaadiinaana […]

Categories
Talooyinka Consultation

Saaxibkay si xun ayuu ii galay

Saaxibkay si xun ayuu ii galay Su’aasha: Nin saaxib aan nahay ayaan ka shakisanahay inuu lacag iga xaday, waayo qolka lacga ku jirto qof kale ogaa ma jirin, waxaan garan la’yahay waxa aan ku sameeyo iyo si aan ugu sheego, lacgatana way badan tahay, marka maxaad igula talinaysaa. Jawaabta: Qof in lagu tuhumo xatooyo wax […]

Categories
Talooyinka Consultation

Ninkayga arimahan ayuu igu sameeyaa ila taliya

Ninkayga arimahan ayuu igu sameeyaa ila taliya Su’aasha: ninkayga been baan ku arkay wuxuu iga qarinayaa inuu xaas kale ku leeyahay africa waxaan maqlay inuu Kenya naag kusoo guursaday markaan weyddiiyay wuu ii dhaartay, marka sideen ku ogaan karaa inuu been ii sheegayo. Jawaabta: Waxaa fiican wax kaste in la hubsado oo aan lagu degdegin, […]

Categories
Talooyinka Consultation

Ninkay wuu shaki badan yahay maxan sameya

Su’aasha: ninkayga waxan ku arkay arimo yaab badan, wuxuu aad u baaraa taleefankayga dadka ku jira, haddii laysoo waco ma jecla inaan meel isaga ka fog aan ku hadlo, mar kaste wuxuu igu dhahaa yaa la hadlaysay muxuu kuu sheegay muxuu ku dhahay xataa hadday yihiin qaraabadayda aad buu iiga shiyaa, marka ila taliya sideen […]