Su’aasha: Marka hor ad ayad u mahadsan tihin marka labad waxan jeclahay gabar qarabo nahay iyaduan way i jeceshay lakin qof iayada si fican u taqaano ayaa igu tiri gabadhaas waa xun tahay kuma qalamyso rag kal ayay wadaa oo facebook ayay ugu raaxaysaa raga aniga waxaan u qaatay gabadhan inay been i shegayso waso […]
