Talooyin aad ku guuleysan karto imtixaanka shahaadiga Su’aasha: Sidee ugu guuleysan karaa imtixaanka shahaadiga Asc, wll waxan ahay arday soomaaliyeed sanad Dugsiyeedkan u fadhiisan doona imtaxaanka shahaadiga ah, waxaa I hayo wel wel waxaan ubaahanahy inaad iseyso talooyin,waano, guubaabo iyo dhiirigelin, sido kale. Waxaan rabaa inaa ogaado hababka imtaxaanka ay uso diyaariyaan wasaaraha istaraatiijiga ay […]
