Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Fin doobka ma siigadaa daawo u ah

Fin doobka ma siigadaa daawo u ah Su’aasha: Waxaan idiin weydiinaa fimanka wajiga ka soo baxa ee loo yaqaan fin qooqa dawadiisa inay siigada tahay ayaan maqlay aniga laftirkeyga markaan tijaabiyay waan arkay marka arintaas maxaa ka jir wll Jawaabta: Sheekada oranaysa fin doobka wuxuu ka dhashaa kacsiga sax ma ah. waxaa jira rag iyo […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sidee go’aan adag looga qaadan karaa caadada siigeysiga

Sidee go’aan adag looga qaadan karaa caadada siigeysiga Su’aasha: Walaal waxaan ahay nin doob ah, badanaa waxaan isku dayaa inaan caadadan siigada la leeyahay aan iska jaro inkastoo aan u badnayn hadana isbuuc hadaan ka go’aan gaaro waxaan isku arkaa anoo howshii wado isbuuca kale mida kale ee ii sahleysa waxay tahay waxaan daganahay guri […]

Categories
Caafimaadka Health Fatwada Talooyinka Consultation

Qofka biyaha shahwadiisa ma liqi karyaa!

Su’aasha: Walaal qofka ragga ah, haduu biyaha shahwadiisa liqo sow faa’ido umalahan bal intaas haleygaga soo jawaabo. Jawaabta: Lama oggola in la liqo biyaha shahwada kuwaaga iyo kuwa dadka kalaba waayo waxaa lagu tiriyaa waxyaabaha la kahado inkastoo aysan nijaas ahayn lama cuni karo, waa sida hargabka iyo diifka oo kale waa daahir laakin lama […]

Categories
Talooyinka Consultation

Ninka isoo furay ayaan ku fikiraa asoo galmo ila samaynaya

Ninka isoo furay ayaan ku fikiraa asoo galmo ila samaynaya Su’aasha: Garoob aan ahay mudo nin ma arag waxan isku arkaa  dareen xog badan oo mararka qaarkooda waxan ku fikiraa inaan nin ku dhaco, mana ka baxo maskaxdayda xataa habeenaha qaarkooda ma hurdi karo hadaba maxa talo aad i sinaysan mahadsanidin. Jawaabta: Dumarka marka lasoo […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabadha Sunna gudka ah tan fircooniga iyo tan aan la gudin midee raaxo mac

Gabadha Sunna gudka ah tan fircooniga iyo tan aan la gudin midee raaxo mac Su’aasha: Walaal inkastoon aan wali guursan hadana waxaan rabaa inaan ogaado. Midee ku haboon dhanka raaxada markii la fiiriyo sadexdan nuuc ee gabdhaha tan la guday oo fircooniga ah, tan la guday oo sunnaha ah, iyo tan aan la gudin. Teda […]

Categories
Talooyinka Consultation

Hurdo iyo caajis ayaan dareemaa marka ninkayga raaxo rabo

Su’aasha: Asc walaalyal magcayga waa mariza suasheyda waxay tahay waxaan dareema hurdo iyo caajis Faro badan iyo xanaaq marka zowjkeyga idoono ama aanka dareemo inu rabo galmo Balse kahor waxan ahay qof nashaad ah firfircoon sheekenayo xata marku iska kee dhaafo waxan ahay qof nashaad San Marka waxaan garan waaye ma arin cafimaadka la xiriirta […]

Categories
Talooyinka Consultation

Qofkaan la shekaystaba wan ka xiiso dhacaa

Su’aasha: Ascw walal waxan ahay gabar 20 meyada ku jirta waxan isku arkay ninwalbo oo an la shekeysto xisihiisa wuu iga dhamada oo qalbiga aya iga soo xirma oo qofki markan 2 malin la shekeysto wuxu yahay ban kuso ogadaa kadibna wan ka gaabiyaa inta ugu badan ragga iyagaa xiriir iga cod sada ma sheegi […]