Su’aasha: Aniga waxan rabaa ina iga caawisan wixii talo wanagsan naftadana kula talin lahed waxan ahay gabar 21 jir waxan xirir na dhex maray wiil an iska baranay faceboka 2014 waxana is guursaney sanadkii hore 2020 hada waxan is qabna sanad wali ma anan kulminn guurena kahor nolol faraxd ayan daremi jire laakiin hada waxay […]
