Categories
Talooyinka Consultation

Waxan ahay gabar mardhaw guursan rabta ila taliya

Waxan ahay gabar mardhaw guursan rabta ila taliya Su’aasha: Asc walal waxan ahay gabar mardhaw guursan rabta waxa isku so aaday arooskayga iyo bixitankayga aan Canada ku aadayo waxa rabay ina first night arooskayga subaxeda baxo ninkana hadu rabo wakala tagena hadu raali ka yahayna waa wada joogena ana iso dacwonayo arintas side idinla tahay. […]

Categories
Talooyinka Consultation

Mar dhow ayaan guursaday geedka ayaa iga damo maxaa xal ah

Mar dhow ayaan guursaday geedka ayaa iga damo maxaa xal ah Su’aasha: Waxan jiraa 29 mar dhow ayaan gursaday waa galmada ugu horayso aan naag la sameyo waa xaskayga waligay naag ma u tagin, waxan isku arkay guska oo si xoog aan u taagsanaanaynin muda galmada ay socoto marka hore wuu taagmaa kadib wu damaa, […]

Categories
Talooyinka Consultation

Reerkeena sixir iyo dhib ayaa haysta ila taliya

Su’aasha: Wllo waxajirta arin nahesata. Waxaanu nahay laba bah ama xafadood bah weyn iyo bah yar anaku waaxnu nahay bahda yar afar gabdhood iyo hal wiil iyo hoyadena bahdaweynina waa7,   4 gabdhood iyo 3 wiil. Bahda weynu aad bey nooga weyihiin taweyni hooyo ayay Lee’gtahy. Markaa inanka ay inani kaweyntahay xaasmaleh markaa anaguu nala jooga […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Basbaaska biyaha ninka siduu u kululeeyo

Basbaaska biyaha ninka siduu u kululeeyo Su’aasha: waxan rabaa inan ogado naagta ma dareemi karta kulayla basbaaska hadi ninkeda uu basbaas cunayo, waxan maqlay biyaha ninka basbaaska cunaya nagta way guban hadalkas sax miya malaha dhihi karaa ninka biyaha kulul waa qofka basbaaska cunaayo, mahadsanidin. Jawaabta: Basbaaska kaalin weyn ayuu ka cayaaraa biyaha manida, wuu […]

Categories
Talooyinka Consultation

Su’aalo iyo jawaabo la xiriira dareenka dumarka iyo gogosha

Su’aalo iyo jawaabo la xiriira dareenka dumarka iyo gogosha Su’aasha: Asc ugu horayn waxaan rabaa inaan ogaado majiraa qof aan waligii guursan Mida kle dadka hamiga galmada iyo raaxada haukala bataan maahee ee wax waa ay dareemaan sooma ahan Mida kle gabdha inay ijeceshahay sidee ku ogaan karaa ama gabdhaha sida aan anaga dumarka qurrxoon […]

Categories
Talooyinka Consultation

Qaabka dumarka looga qosliyo

Qaabka dumarka looga qosliyo Su’aasha: waxan rabaa sida ugu fican oo dumarka lola dhaqmo, dad badan aya xaas leh hadana waxd arkaysaa isfahan la’an inay jirto, xaaskooda maka qoslin karan raxad ma galiya hadaba waxan idin raba ereyo macaan oo naxariis leh oo lagu amano hawenka inaad ii shegtaan teda kale hawenka xiliga galmada ma […]

Categories
Talooyinka Consultation

Filin xun ayaan daawadaa sideen u joojiyaa ila taliya

Filin xun ayaan daawadaa sideen u joojiyaa ila taliya Su’aasha: ASC wasmada filimada ma real sexy ba dumarka siilkooda sidas miyu u wenyahay ragana guskoda sidas miyuu u yaryahay dumarka dabada kacsi miyay ka dareman raaxana makahelan dhamadki sanadki hore ayan bartay daawashada waxas mana siigeysto OO maihi dadka siigeysto malin kasta ayan dawada sexka […]