Categories
Riyooyinka Dreams Talooyinka Consultation

Riyada siigada hadana soojeedka lagu sameeyo

Su’aasha: Dr waxaan ahay qof dhalinyaro ah oo siigeysta waxaan ku Riyooda habeenkii anigoo siigeysanaayo kadibna maalintii waan sameeya walipa waxaan u sameeya isla Qaabkaan ku Riyoonaaayay bal ila taliya dr. Jawaabta: Riyada aad arkayso waxay ka dhalatay fikirka, adiga waxaad ka fikirtaa raaxada iyo siigada marka niyadda waxa aad ku hayso riyada way kugu […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Gabar ayan ahay dareenkayga hore wuu is badalay maxaa sabab u ah

Gabar ayan ahay dareenkayga hore wuu is badalay maxaa sabab u ah Su’aasha: Walal Asc Waxan ahay gabar oo wali ma guursan walal awal dareenkayga to much ayu ahaan jiray Hada Lkn xasiloni ayan dareema wax dareen dhafaay maahe waxkale waxba kuma dareemo awal hada arko qof qof shuminaya hawada Lkn hada waxas waxba kuma […]

Categories
Talooyinka Consultation

Xiriirka ka dhexeeya dareenka iyo cuntada

Xiriirka ka dhexeeya dareenka iyo cuntada Su’aasha: Asc wll waan ku salaamay ugu horay waxaan rabaa inaa iiga jawaabto hal sano iyo bar ayaan waday siigo lkn ima dulaysan jirin inta halka sano ah waxaan usamayn jiray ka habeen ka habeen lkn inta barka ah 4 maalmood halmar cuntooyin fcn ucuni jiray si uusan jirkayga […]

Categories
Talooyinka Consultation

Wiil saaxibkay oo zina ku dhacay

Wiil saaxibkay oo zina ku dhacay Su’aasha: A S C, Wllha daruur.com wan idin salaamay kadib su’aashan qabo maanta waxa weeyan, wiil an aad saaxibo nahay o reer leh aya iga sheekayay danbiga iyo xumaha u isagu isku gayistay marka wuxu igu dhahay anigo reer leh ayan mudo badan gabdha kala duwan la zinayis’tay marka […]

Categories
Talooyinka Consultation

Markan xasakeyga u tago geedkaa iga dama maxaa daawo u ah

Markan xasakeyga u tago geedkaa iga dama maxaa daawo u ah Su’aasha: bahda daruur marka hore iga gudoma salan sare, aad badn ugu mahadsan tihin jawaabaha qiimaha badan webka ad ban u akhriyaa aad ayn uga faa’idaysta runti wax badan aya ku jira dad badan ay u bahn yihin. su’aashyda waxay tahay marka aan xaaska […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Waxan ku wareersanahay qaabkan uu gudanahay talo i siiya

Waxan ku wareersanahay qaabkan uu gudanahay talo i siiya Su’aasha: Asc walal waxan ku wareersanahay qaabkan uu gudanahay waxa lay guday 2006 ma xasuusto qaabkay ahayd markan waydiyay mamadi ii guday waxay tiri sii Qurux badan ayan ku guday marka is eego waxa labada dhinac iga yaala wax sida faruryaha uu sameysan marka tabatana hilib […]

Categories
Talooyinka Consultation

Canada ayaan u socdaa ninka ma iska fasaqi karaa

Su’aasha: Asc walal shekadan aya ii qabsatay waxan uu socday dalka Canada 🇨🇦 2018 Ayan dalbaday visa kadib hooyaday aya ku maqned dalkas wax badan ayu iga maqnaa waxan is baranay wiil 2020 wiilki waa saaxibnay xirirna wana dhex maray kadib guur ayu iso bandhigay kadib waxa dhacday ano ogaladay guurkisa oo Bari meherkayga tahay […]