Ajarka laga helo tarbiyada gabdhaha Alle ayaa bixiya ubadka nooc kaste ay yihiin gabar iyo wiilba. Laakin waxaa aad u adag qofka inuu tarbiyeeyo gabdhaha sidaa awgeed ajar wey ayaa laga helayaa tarbiyada gabdhaha. Wuxuu yiri nabiga – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee -: (مَنْ كَانَ لَهُ ثَلَاثُ بَنَاتٍ ، فَصَبَرَ عَلَيْهِنَّ ، وَأَطْعَمَهُنَّ […]
