Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Calaamadaha khaatumada fiican

Khaatumada waxaa laga wadaa  qofka noloshiisa qaabka ay u dhamaanayso ama gabagabbada nolosha. Qof kaste ma heli karo khaatumo suuban waxaa kaliya helaya qofkii Ilaahay siiyo. Laakin waxaa jira astaamo oo qofka ku helo karo khaatumo wanaagsan. Waxaa ka mid ah arrimaha khaatumada wanaagsan sabab u noqon kara ikhlaaska iyo camalka suuban inuu qofka daa’imo […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Dhaqanka dadka iimaanka leh

Dadka iimaanka leh waxay leeyihiin astaamo lagu garto, iyo dhaqan suuban oo ka soocaya dadka xunxun. Nusuus badan ayaana tilmaantay arrintaas halkaan ayaad ka arki doontaa. Alle wuxuu sheegay dadka iimaanka leh inay ku degdegaan khayraadka, waxay ka baqayaan inaan laga aqbalin, rajo damac ayay ka qabaan in laga aqbalo oo abaalkiisa ay helaan, wuxuu […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Fadliga xajka uu leeyahay

Fadliga xajka uu leeyahay Xajka wuxuu ka mid yahay arkaanta islaamka , qofka wuxuu ku waajibaa lacagta leh oo awoodo inuu aado xajka.   wuxuu yiri Alle: {الْحَجُّ أَشْهُرٌ معْلُومَاتٌ فَمَنْ فَرَضَ فِيهِنَّ الْحَجَّ فَلَا رَفَثَ وَلَا فُسُوقَ وَلَا جِدَالَ فِي الْحَجِّ وَمَا تَفْعَلُوا مِنْ خَيْرٍ يَعْلَمْهُ اللَّهُ وَتَزَوَّدُوا فَإِنَّ خَيْرَ الزَّادِ التَّقْوَى وَاتَّقُونِ يَاأُولِي […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Abaalka qof Masjid dar Alle u dhiso

Abaalka qof Masjid dar Alle u dhiso Waxaa laga helaa abaal aad u weyn dhisidda masjidka Alle wuxuu yiri: (إِنَّمَا يَعْمُرُ مَسَاجِدَ اللَّـهِ مَنْ آمَنَ بِاللَّـهِ وَالْيَوْمِ الْآخِرِ) التوبة: ١٨   Waxaa uun camira masaajidda Alle qof rumayay Alle iyo maalinta Aakhiro Only those shall maintain Allah’s mosques who believe in Allah and the Last […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Siduu islaamka bulshada u ilaaliyay

Siduu islaamka bulshada u ilaaliyay Diinta islaamka ma aha kaliya diinta cibaadada xoogga saarta ee waa diin dhinac walba nolosha hagaajisa, waa diin dhaqanka dadka toposisa, dad badan awaxay u haystaan diinta islaamka inay ku kooban tahay masjidka kaliya. Sidaas ma aha sheekada qofka wax kaste uu samaynayo waa lala xisaabtimayaa, waxaana laga rabaa inuu […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Midnimada iyo diinta islaamka

Midnimada iyo diinta islaamka Sida la og yahay awoodda waxay ku jirtaa midnimada, umad kaste markay isku xiranto ayay wax qabsan kartaa haddii umadda ay is khilaafto way tabarbeelaysaa, diinta islaamka aad ayay ugu boorrisay midnimada iyo in laysku xirnaado. Aaayado badan ayaa lagu sheegay iyo axaadis fara badan qiimaha jamaacada iyo midnimada. oraahda Alle: […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Xaqa islaamka uu siiyay dumarka

Xaqa islaamka uu siiyay dumarka Dumarka samankan waxay noqdeen badeeco lagu ganacsado dhinac walba. Waa la qiima tiray taasna waxaa sabab u ah dadka sheeganaya inay ilaalinayaan xuquuqda hawweenka. Diinta islaamka kaliya ayaa dumarka xaqooda siiyay eeg nusuusta kusoo aroortay kutubta islaamka: wuxuu leeyahay nabigeena – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee -:  (فَإِنَّ لَكُمْ […]