Categories
Sharxidda Axaadiista

Xadiiska qeybaha iimaanka sheegay

Xadiiska qeybaha iimaanka sheegay Xadiithkan waxaa lagu tiriyaa axaadiithta ugu caansan Islaamka waa xadiith kutub badan kusoo arooray. Wuxuu tilmaamayaa ilaamka inuu dhowr waxyaabo u qaybsamo oo ay ka mid yihiin falaka suuban oo uu qofka sameeyo wanaagga uu ku hadlo dhammaan waxay soo hoos galayaan iimaanka. Laakin waxaa shardi ag qofka inuu haysto meesha […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Aadaabta fariisashada jidadka

Rag badan inay jidka fariistaan ayay faduuliyaan dadka soo mara jidka waxay dhibaan dumarka sidoo kale naagaha ayay jirkooda eegaan. Diinta islaamka way reebtay faduuliska dadka iyo qashqashaadka socotada. Xadiis aad u qiima badan ayaa kusoo arooray aadaabta looga baahan yahay dadka jidka fariista. Xadiiska wuxuu sheegay edebta laga rabo qofkii waddada fariista xadiiska waa […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Guryaha sida loo idan warsado

Diinta islaamka waxay xoogga saartay ilaalinta sharafta iyo cirdiga dadka Sidaa awgeed waxay reebtay qofka inuu galo guri uusan lahayn asoo aan loo idmin, sidoo kale inuu fiiriyo dadka ku jira. Maxaayeelay qofka marka uu eego guri dadow ishiisa waxay ku dhacaysaa waxyaabo aan la oggolayn in la arko. Haddii diinta arrintaas ay reebtay maxaad […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Duleelka albaabka iyo dhibaatada galidda idin la’aanta

Duleelka albaabka iyo dhibaatada galidda idin la’aanta Diinta islaamka waxay ku dhisan tahay wanaag iyo cadaalad iyo akhlaaq. Waa diin eegaysa dhinac walba oo qofka uu ku gaari karo wanaag iyo dhowrasanaan. Islaamka ma oggola in guryaha dadka in la galo idin la’aan sidoo kale in dadka si qarsoodi looga fiiriyo boqa iyo duleelka albaabka. […]

Categories
Bulsho Society Fatwada Sharxidda Axaadiista

Ajirka laga helo qof sooman in la afuriyo

Ajirka laga helo qof sooman in la afuriyo Qof muslin oo sooman in la afuriyo ma aha wax yar, waxaa laga helaa ajar aad u weyn, ajirka laga helo axadiis ayaa sheegtay, wayba ka sii daran tahay marka uu yahay qofkaas qof dan yar ah. Nabiga – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee- waxa uu […]