Categories
News Sawirada

Sawiro xajka 60 sano kahor

Sawiro xajka 60 sano kahor Sawiradan waxaa laga joogaa lixdan sano kahor waxaa la qaaday khontomeeyada. eeg siday ahayd kacbada iyo qaabka ay u xajinayeen dadkii hore. sawirada waxaa ka muuqda waxyaalo badan waxaa aad u yaab badan shirkadda Coca Cola oo dhagaxtuurka mino tabeello xayaysiis ah loogu oggolaaday. sidoo kale waxaad arkaysaa dad xujaay […]

Categories
Sawirada

Neef ido oo xarigga ka furi raba mid kale

Neef ido oo xarigga ka furi raba mid kale Sawirada qaar waa cajiib, sawirkan qofka qaaday wuu la helay. neef ide ayaa isku dayaya inuu neefka kale ka furo xarigga qoorta kaga xiran. wuxuu u adeegsanayaa afkiisa si uu xarigga uga furo. waa sawir yaab badan ku tusinaya xaywaanada siday isugu kaalmeeyaan, hadduu ku cajabiyo […]

Categories
News Sawirada

Sariirta ugu cajiibka badan dunida

Sariirta ugu cajiibka badan dunida Waligaa ma aragtay sariir gaari ama baabuur oo kale ah. waxaa ka sii yaab badan waxaaba lagu rakibay dhuunta shidaalka wa u eg waxaana loo sameeyay taargo. waxaa dabada loogu qoray magaca shirkadda gaariga, ranjiga la mariyayna wuxuu u eg yahay ranjiga la mariyo gawaarida. sawirada noocan ah waa naadir […]

Categories
News Sawirada

Sawirka Soomaalida saameeyay Ing Yarisow iyo Hodan

Sawirka Soomaalida saameeyay Ing Yarisow iyo Hodan Sawirkan wuxuu aad ugu faafay baraha bulshada gaar ahaan Facebook. sawirka waxaa ka muuqda Ing Yariisow iyo Hodan Naaleye. saameyn weyn ayuu u geystay soomaalida ku kala nool adduunka dacalladiisa. labadooda waxaa lagu dilay labo qarax kala duwan  Hodan waxaa lagu dilay qarax ka dhacay hotel Kismaayo ku […]

Categories
News Sawirada

Maxay iska shabahaan Ing Yariisow iyo Hodan Naleye

Maxay iska shabahaan Ing Yariisow iyo Hodan Naleye Labadan qofba waa soomaali waxayna ka yimaadeen qurbaha Ing Yariisow wuxuu ka yimid dalka Ingiriiska Hodanna waxay ka timid dalka Canada. labadoodaba waxay usoo laabteen dadkooda iyo dalkooda laakin qadarka wuxuu ahaa inay ku dhintaan qarax. laakin waxaa is weyddiin mudan maxaa soomaalida haysto maxay u fahmi […]

Categories
News Sawirada

Ing Yariisow hadalka uu ka qoray Hodan Naaleeye geerideeda kaddib

Marka qaraxa lagu dilay Hodan Naaleeye Ing Yriisow wuxuu ku qoray baraha bulshada hadalkan: Soomaalida dadka daacadka ah cadow baa daba socda qof kastoo raba inuu magaca soomaali wax u qabto ama dalka wanaag ku soo celin raba qarax ama shirkool kale ayaa lala beegsanayaa. Hodan Naaleye waxay ka mid ahayd dumarka soomaaliyeed oo muujinaysay […]

Categories
News Sawirada

Turkiga iyo Carabta tartanka ay soomaali ugu jiraan

Dowladda Turkiga oo ugu deeqday soomaali gawaari sida la og yahay dowladda Turkiga waaa dowladda kaliya usoo damqatay soomaali marka ay dhulka taallay dowladaha carabta hadda isku sheegaya inay soomaali caawinayaan waxay ku raaxaysan jireen dhibka soomaalida haystay dowladda Qatar waa tii diidday baasaboorka soomaali soomaalida waxay ku gali jireen baasaboor itoobiyaan sidoo kale dowladda […]