Sariirta ugu cajiibka badan dunida

Waligaa ma aragtay sariir gaari ama baabuur oo kale ah. waxaa ka sii yaab badan waxaaba lagu rakibay dhuunta shidaalka wa u eg waxaana loo sameeyay taargo.

Sariirta ugu yaabka badan aduunka
Sariirta ugu yaabka badan aduunka

waxaa dabada loogu qoray magaca shirkadda gaariga, ranjiga la mariyayna wuxuu u eg yahay ranjiga la mariyo gawaarida.

sawirada noocan ah waa naadir waana sheeko yaab badan haddaad la dhacdo share ku samee

 

 

Have you ever seen a truck bed or a car like this? What’s even more amazing is that it has a fuel tank installed on it and a license plate.
The name of the car company is written on the back, and the paint is similar to the paint used on cars.
These types of photos are rare and they are a very strange story, if you come across them, please share them.

Leave a Reply