Neef ido oo xarigga ka furi raba mid kale

Neef ido oo xarigga ka furi raba mid kale
Neef ido oo xarigga ka furi raba mid kale

Sawirada qaar waa cajiib, sawirkan qofka qaaday wuu la helay.

neef ide ayaa isku dayaya inuu neefka kale ka furo xarigga qoorta kaga xiran.

Neef ido oo xarigga ka furi raba mid kale

wuxuu u adeegsanayaa afkiisa si uu xarigga uga furo.

waa sawir yaab badan ku tusinaya xaywaanada siday isugu kaalmeeyaan, hadduu ku cajabiyo fadlan shar dheh

Sheep tries to unfasten the rope from another sheep’s neck, Really amazing image

A sheep trying to untie another one
Some of the pictures are amazing, the person who took this picture has been found.
A sheep is trying to untie another sheep from the rope around its neck.
He uses his mouth to untie the rope.
This is a very amazing picture showing how animals help each other, if you like it please say so

Leave a Reply