Sawiro xajka 60 sano kahor
Sawiradan waxaa laga joogaa lixdan sano kahor waxaa la qaaday khontomeeyada.
eeg siday ahayd kacbada iyo qaabka ay u xajinayeen dadkii hore.
sawirada waxaa ka muuqda waxyaalo badan waxaa aad u yaab badan shirkadda Coca Cola oo dhagaxtuurka mino tabeello xayaysiis ah loogu oggolaaday.

sidoo kale waxaad arkaysaa dad xujaay ah oo shiishad cabbaya.
waxaa laba waxyaalood yaabka badan oo aan ku habboonayn xajka.
Pictures of Mecca in Hajj sixty years ago
These pictures were taken sixty years ago by the monks.
Look at how the Kaaba was and how the ancient people held it.
The pictures show many things, the most surprising is that Coca Cola was allowed to throw stones and put up advertising signs.
You also see pilgrims smoking shisha.
There are two strange things that are not appropriate for the Hajj.
