Maxay iska shabahaan Ing Yariisow iyo Hodan Naleye
Labadan qofba waa soomaali waxayna ka yimaadeen qurbaha Ing Yariisow wuxuu ka yimid dalka Ingiriiska Hodanna waxay ka timid dalka Canada.
labadoodaba waxay usoo laabteen dadkooda iyo dalkooda laakin qadarka wuxuu ahaa inay ku dhintaan qarax.

laakin waxaa is weyddiin mudan maxaa soomaalida haysto maxay u fahmi la’yihiin dhibka meesha uu ka jiro maxaa noo diiday inuu noqdo dalkeena dal amaan ah.
ilaa iyo hadda lama fahmi karo wixii waxaan wado nabadna wixii loo la’yahay
Hodan Naleye ma dil qorshaysan baa lagu dilay
The similarity between Ing Yariisow and Hodan Naleye
Both of these people are Somalis and they came from the diaspora. Yarisow came from England and Hodanna came from Canada.
Both of them returned to their people and country but their fate was to die in an explosion.
But it is worth asking yourself what is wrong with Somalis, why do they not understand the problems they face and what prevents our country from becoming a safe country.
Until now, it is not possible to understand what peace is and what is missing.
