Sawirka Soomaalida saameeyay Ing Yarisow iyo Hodan

Sawirkan wuxuu aad ugu faafay baraha bulshada gaar ahaan Facebook.

sawirka waxaa ka muuqda Ing Yariisow iyo Hodan Naaleye.

Sawirka Soomaalida saameeyay Ing Yarisow iyo Hodan
Sawirka Soomaalida saameeyay Ing Yarisow iyo Hodan

saameyn weyn ayuu u geystay soomaalida ku kala nool adduunka dacalladiisa.

labadooda waxaa lagu dilay labo qarax kala duwan  Hodan waxaa lagu dilay qarax ka dhacay hotel Kismaayo ku yaalla, Ing Yariiosw wuxuu ku dhaawacmay qaraxa lala beegsaday harunta maamulka gobolka Banaadir. kaddib wuxuu ku geeriyooday magaalada Doha dalka Qatar.

Labadooda waxay ka yimaadeen qurbaha Ing Yariiosw wuxuu ka yimid dalka UK  hodanna waxay ka timid dalka Canada Ilaahay ha u wada naxariisto.

The most influential picture for Somali people

This photo has gone viral on social media, especially Facebook.

The photo shows Ing Yariisow and Hodan Naaleye.
It has had a great impact on Somalis living around the world.
Both were killed in two separate explosions. Hodan was killed in a blast at a hotel in Kismayo, while Ing Yariiosow was injured in a blast targeting the Banadir regional administration. He later died in Doha, Qatar.

Both of them came from the diaspora. Ing Yariiosow came from the UK and Hodan came from Canada. May God have mercy on them all.

Leave a Reply