Riyada gabadh xijaaban oo asturan oo guriga soo galayso

Riyada gabadh xijaaban oo asturan oo guriga soo galayso

Riyada gabadh xijaaban oo asturan oo guriga soo galayso Riyada: Asc walal waxaan ku riyooday gabadh xijaaban oo sifiican u asturan oo xaafadanada soo galayso waxay horay usiigashay guriga hoose markaas kadib waxaa safar dag dag ah kuyimid walaalkay oo xaafada yimid waxaad moodaa xaafada inay tahay aroos kadib labo walaaladay ah ayaa cunto cunaya […]

Shimbirta qoolayda cad ah ee gacanta lagu hayo ee carbisan

Shimbirta qoolayda cad ah ee gacanta lagu hayo ee carbisan

Shimbirta qoolayda cad ah ee gacanta lagu hayo ee carbisan Riyada: Asc walal waxaan kuriyooday shimbir qoolay cad ah oo quruxbadan oo agtayda joogta oo carbisan oo ay fududahay in gacanta lagu qabto Fasirka: Riyada waxay timaamaysaa nolol degan waliba waxaa sabab u noqon doonto gabar aad u wanaagsan Riyada waxaa dhici karto inay tilmaamayso […]

Riyada shimbiraha gorgorka ah oo hawada duulaya

Riyada shimbiraha gorgorka ah oo hawada duulaya

Riyada shimbiraha gorgorka ah oo hawada duulaya Riyada: Asc walal waxaan kuriyooday shimbiro gorgor ah oo hawada duulaya waxaan arkay shimbir gorgor ah oo dhulka kusoo degay oo madaxasiisa iyo madaxa dameerka ay isku egyihiin. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof adkaysi leh. oo aad ka adkaan doonto dad dulmi kugu sameeyay ama […]

Mall Aniga jooga BBS mall oo kabaha ka tagay

Mall Aniga jooga BBS mall oo kabaha ka tagay

Mall Aniga jooga BBS mall oo kabaha ka tagay Fasirka: Aniga oo jooga is arkay addisababa wiil aan sxbo nahay isku aragnay hadana waxan arkay Nairobi anigo jooga Waxan fadhiyay BBS mall ku yaala Nairobi waxan wada fadhinay meel cafe ah Isla wiilki sxbkay ahaa ee addisababa isku aragnay waxan kulahaa waa marki labaad aan […]

Riyada nin baska nala saaran oo tikid la weydiiyay

Riyada nin baska nala saaran oo tikid la weydiiyay

Riyada nin baska nala saaran oo tikid la weydiiyay Riyada: Bus ayaa raacay waxaan usiisocday airpotka si aan diyaarad uraaco buski markaan kadagaynay ayaa waxaa nalasaara buska qof aan tikit haysan markii lawaydiiyay working Tikitka buska wuu baxsaday yacni orday kadib aniga waxaa kudhahay maxaad u waydiisay waad ceebaysay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa safar inaad […]

Riyo beed ama ukun cadaan ah anoo iibsaday

Riyo beed ama ukun cadaan ah anoo iibsaday

Riyo beed ama ukun cadaan ah anoo iibsaday Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo iibsaday 2xabo beed cadaan waxaan is leeyahay u kari dad madax ah oo noo imanayay xaga shaqada waxaan ku riday miiska khaanadiisa .wax yar ka dib waxaan arkay xafiiskii oo loo badalay hurdo gogol cas lagu goglay Fasirka: Riyada waxay […]

Riyada wiil aan cunto siinayo iyo naag xubinta raga leh

Riyada wiil aan cunto siinayo iyo naag xubinta raga leh

Riyada wiil aan cunto siinayo iyo naag xubinta raga leh Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga guriga waxa jooga qolka hurdad wiil aan habrwadaag nahay wuxu I yidhi waan jiifsanaya ee ii keen cunto aan cuno waxaan u geeyay cunto shaah iyo bun laxoox ayaan ka xasuusta wiilkaasi wuu cunay waxan ka sugaya […]