Riyada nin baska nala saaran oo tikid la weydiiyay
Riyada:
Bus ayaa raacay waxaan usiisocday airpotka si aan diyaarad uraaco buski markaan kadagaynay ayaa waxaa nalasaara buska qof aan tikit haysan markii lawaydiiyay working Tikitka buska wuu baxsaday yacni orday kadib aniga waxaa kudhahay maxaad u waydiisay waad ceebaysay.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa safar inaad gali doonto oo arrimo aadan filanaynin inaad la kulmi doonto.
Waxaa laga yaabaa dad dambi soo galay inaad wax la wadaagto ama safar aad la gasho.
Riyada safarka halkan ka daawo
The dream indicates a journey that you will embark on and encounter unexpected events.
You may have to share things with people who have committed crimes or go on a trip with them.
