Shimbirta qoolayda cad ah ee gacanta lagu hayo ee carbisan

Riyada:

Asc walal waxaan kuriyooday shimbir qoolay cad ah oo quruxbadan oo agtayda joogta oo carbisan oo ay fududahay in gacanta lagu qabto

Shimbirta qoolayda cad ah ee gacanta lagu hayo ee carbisan
Shimbirta qoolayda cad ah ee gacanta lagu hayo ee carbisan

Fasirka:

Riyada waxay timaamaysaa nolol degan waliba waxaa sabab u noqon doonto gabar aad u wanaagsan

Riyada waxaa dhici karto inay tilmaamayso mustaqbalka guurkaaga.

Waa riyo fiican.

Halkan ka daawo riyada qoolleyda

The dream indicates a peaceful life, and it will be due to a very good girl

The dream may indicate the future of your marriage.

It is a good dream.

Leave a Reply