Riyada gabadh xijaaban oo asturan oo guriga soo galayso
Riyada:
Asc walal waxaan ku riyooday gabadh xijaaban oo sifiican u asturan oo xaafadanada soo galayso waxay horay usiigashay guriga hoose markaas kadib waxaa safar dag dag ah kuyimid walaalkay oo xaafada yimid waxaad moodaa xaafada inay tahay aroos kadib labo walaaladay ah ayaa cunto cunaya oo ila fadhiya laakiin anigu cuntada ma cunayo oo waan iskala fadhiyaa kadib waxaan arkay gabadhii guriga gashay oo xaafada kabaxayso laakiin markan ay xaafada kabaxayso wajigeeda ayaan ka,arkay qayb waxaadba moodaa wajigeeda in la,iga tusay qayb yar

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa fursad kusoo mari doonto waxayna ku saabsan tahay nolol adduunyo.
Waxaa laga yaabaa inaad heli doonto arrimo aad rajaynaysay oo shaqo ama wax kale mustaqbalkaaga ku saabsan.
Guud ahaan Ilaahay khayr hakaaga dhigo.
Riyada gabadha halkan ka daawo
The dream indicates an opportunity that will come your way and is about worldly life.
You may find things you have been hoping for in terms of work or something else in your future.
Overall, may God bless you.
