Fasirka riyada shinida i qaniinayso

Fasirka riyada shinida i qaniinayso

Fasirka riyada shinida i qaniinayso Riyada: Tukaan ayaan wax ka iibsanyay marka saaas uso baxnay waxan aragnay shini badan oo banaanka buuxda gabadh aan habrawadaag nahay ayaa qoorta igu qaaday ama tunta anigu waxan ku laha xaga shinida haynok eryin lakiin xagii shinada ayay igaysay kadib shinidii way iqaniintay waliba meelo badan waxa lay geeyay […]

Fasirka riyo qof lugu amaray inuu ku dilo

Fasirka riyo qof lugu amaray inuu ku dilo

Fasirka riyo qof lugu amaray inuu ku dilo Riyada: Waxan ku riyooday aniyo gabadh aan habrowadaag nahay nin lagu so diray oo tooray madaxa nagala dhacay ninka caadi ahan waan garnaya oo waa nin xanusana oon isku magaalo joogi jirnay wakhti hore lakiin riyads dhexdeeda matki lagu idhi maxad udishay wuxu idhi qofba igu kiin […]

Makhluuq laga cabsado iyo dagaal aan galayo

Makhluuq laga cabsado iyo dagaal aan galayo

Makhluuq laga cabsado iyo dagaal aan galayo Riyada: Dagaal ayaa ku jirnay waxaana kula jirnay kuwo khawaarij ah waxan ku dagaalamaynay hubki hore (i.e. seefo iyo fardo iwm ) kadib marku dhamaday aa badinay aniga iyo ciidamo kale waxa u orodnay si aan uga hortagno hade kuwo kale so socdan marka xoogaha soconay oo meel […]

Riyada barkada iyo maska oo hooyo soo weerarayo

Riyada barkada iyo maska oo hooyo soo weerarayo

Riyada barkada iyo maska oo hooyo soo weerarayo Riyada: Asc. Sheekh Waxaa jirta barkad noo dhow oo edaday leedahay. Waa baraag dadku ka cabbaan. Riyooyin badan ayaan ku arkay barkaddaas iyadoo buuxda, biyuhuna ilaa banaanka jiifaan. Mararka qaar waxaan ku riyoodaa hooyo oo ka dhaaminaysa barkadda xoolana ka waraabinaysa, iyadoo dhowr salaan ka dhiman yihiin […]

Riyada guriga habo lagu qeybinayo hilib geel

Riyada guriga habo lagu qeybinayo hilib geel

Riyada guriga habo lagu qeybinayo hilib geel Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga guriga habo waxa ka jirta duco waxa la qaybinaya hilib geel iyo kurus anagana waxa la na siiyay hilb badan iyo muus Fairka: Riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad halkaas ka dhici doonto. Waxay noqon kartaa duco iyo quraan akhris ama munaasabad […]

Riyada cunto laguu keenayo laakin aadan cunin

Riyada cunto laguu keenayo laakin aadan cunin

Riyada cunto laguu keenayo laakin aadan cunin Riyada: Asc waxan kuriyooday anigoo huteel cuntu kujira nin baa agtayda fadhiyaya kadib wuxuu yidhi cuntada waan kudalbay qado hilib ah waxaan idhi qado uun kaama rabno wuxuu igu yidhi cun qadad kadib anigoon cunin qadadii ayaa waxaa Soo galay huteelkii nin kale agtayada intuu istagatay ayuu dhexdiisa […]

Riyada naag wax la cuno aan weydiiyay

Riyada naag wax la cuno aan weydiiyay

Riyada naag wax la cuno aan weydiiyay Riyada: Waxaan ku riyooday Naag aan aqaano oo qofyar xambaarsan oo aan la joogo wakhti habeen ah; meel khudrad badan utaalo, hareeraha ood baa kagasoo dayrneyd, macno xero oo kale. Meeshii markaan ka tagaynay baan gaajo dareemay; kadib waxan ku idhi wax lacunaa mayaalaan? Waxay igu tidhi ma […]