Riyada shimbiraha gorgorka ah oo hawada duulaya
Riyada:
Asc walal waxaan kuriyooday shimbiro gorgor ah oo hawada duulaya waxaan arkay shimbir gorgor ah oo dhulka kusoo degay oo madaxasiisa iyo madaxa dameerka ay isku egyihiin.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof adkaysi leh.
oo aad ka adkaan doonto dad dulmi kugu sameeyay ama wax ku dhibayay.
Riyada gorgorka guud ahaan waxay tilmaamaysaa awood uu helayo qofka.
Halkan ka daawo riyada gorgorka oo faahfaahsan
The dream indicates that you will be a resilient person.
and that you will overcome people who have oppressed you or caused you harm.
A dream about an eagle generally indicates a person gaining power.
