Mall Aniga jooga BBS mall oo kabaha ka tagay

Fasirka:

Aniga oo jooga is arkay addisababa wiil aan sxbo nahay isku aragnay hadana waxan arkay Nairobi anigo jooga Waxan fadhiyay BBS mall ku yaala Nairobi waxan wada fadhinay meel cafe ah Isla wiilki sxbkay ahaa ee addisababa isku aragnay waxan kulahaa waa marki labaad aan ku arkay nasiib addisababa hadana halkan kadib wiilka sxbkay Shaqo ayuu uyimid wuuna laaban rabay hotel ayaa lasoo kireeynayay Hal habeen kabahaygi ayaa ka tagay kaalsiyo ayaa watay kadib wax yar kadib waxan kudhahay kabihi ayaa sooqaadanaya waxan kawada hadal nay inaa qayilno jaad aan cuno wiilkaas wuu qayilaa lkn maanan cunin hurdadi ayaa kakacay Aniga caadiyan kuma nooli labadaas magaalo midkoodna

Mall Aniga jooga BBS mall oo kabaha ka tagay
Mall Aniga jooga BBS mall oo kabaha ka tagay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa safar inaad aadi doonto mustaqbalka, safarkaas noloshaada wax weyn ayuu ka badalaa.

Waxayna u badan tahay inaad mari doonto Nairobi dalka Kenya ama magaalada Addis Ababa, dalka Itoobiya.

Ilaahay khayr haka dhigo.

 

Riyada kabaha halkan ka daawo

 

The dream indicates a journey that you will take in the future, and that journey will change your life greatly.

It is likely that you will travel to Nairobi, Kenya, or Addis Ababa, Ethiopia.

May God make that good

Leave a Reply