Riyo beed ama ukun cadaan ah anoo iibsaday

Riyada:

Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo iibsaday 2xabo beed cadaan waxaan is leeyahay u kari dad madax ah oo noo imanayay xaga shaqada waxaan ku riday miiska khaanadiisa .wax yar ka dib waxaan arkay xafiiskii oo loo badalay hurdo gogol
cas lagu goglay

Riyo beed ama ukun cadaan ah anoo iibsaday
Riyo beed ama ukun cadaan ah anoo iibsaday

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa xiriir cusub oo bilow ah aad yeelan doonto oo aad ka qarin doonto dad adiga kuu dhow.
Waxaa kaloo riyada laga fahmayaa in uu jiro qof aad wax ka rabto oo aadan ka heli karin.
Sidoo kale wixii aad raadinaysay ayaa kaa kala daadanayo.

 

Riyada ukunta halkan ka daawo

 

The dream indicates a new beginning in a relationship that you will have to hide from people close to you.
The dream also indicates that there is someone you want something from and you cannot get it.
Also, what you were looking for will fall away from you.

Leave a Reply