Riyada uurka ama xaamilada Riyada: Waxaan rabaa inaan ogaado fasirka riyada naagta uurka leh oo uurkeedu weyn yahay maxaa la dhihi karaa Fasirka: Uurka wax badan ayaa lagu fasiraa waxaa ka mid ah arrin muhim ah oo qofka sugayo ama murug daran oo qofka kusoo wajahan, naagta uurka leh waxay noqon kartaa arrin la sugayo […]
Riyada uurka ama xaamilada

