Riyada akhriska Quraanka kariimka maxay tahay Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo quran aqrinaya marka muxuu noqon kara wllo. Jawaabta: Riyada quraan akhriska guud ahaan waa riyo fiican oo tilmaamaysa qalbiga qofka inuu iimaan ku jiro oo uuna ku xiran yahay Ilaahay sidoo kale inuu rabbigiisa u dhow yahay, waxaa kaloo […]

