Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo anoo ku jira ayay biyaha iga baxeen ma cudur baa

Su’aasha: Riyo ano ku jira iyay biyihi riyoo igaga yimaden cafmad ahan ma dhib bay igu kenaysa dintuna maxay ka qabtaaa. Jawaabta: Qofka asoo hurdaya inay biyaha ka baxaan riyo iyo rayo la’aanba waa wax dabiici ah, qofka biyahiisa marka ay bataan asoo hurdaya ayay ka baxaan waxaa laga yaabaa inuu arko galmo ama wax […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada habeen bar idinkoo meel u socda

Su’aasha: Waxaan xaley ku riyooday ani iyo walaashey iyo gabar ay dhashay oo habeen bar aan u socono guriga hooyadeen markaas iyaga baabuur ayay koreen anaa ka haray waxaana arkay walaashey kale oo i leh meeshan dhawaa daganahay sidii aan ku raacay oo aan gurigooda ku bartay ka dib waxaan is aragnay wadaadka qaba koley […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada habaryar Quraan guriga ku akhrinaysa

Su’aasha: Asc sheikh waxan ku riyooday habaryartay oo da’ ah oo quran guriga ku dhex aqrisanaysay waan dul imid halkay ku joojisaan ayaan ka bilaabay waan aqriyay deeto waan la ooyay aayaadkii lkn ma xasusto ayadaha deeto hooyaday i hor taagnayd lkn ilamay hadlin ba . Jawaabta: Riyada Quraan akhriska waa riyo khayr iyo bishaaro […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada shaqada laga daahayo maxay tahay

Su’aasha: Asc wlllo waxan xalay ku riiyooday anoo shaqada ka daahay oo xilli late time ah tagay marka fasirka riiyada shaqada laga daahay maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada ka daahidda shaqada waxay tilmaamaysaa inay jiraan waxyaalo kaa reebaya inaad gaarto dantaada. Sidoo kale waxay tilmaamaysaa inay kusoo foodsaaran yihiin arrimo saamays ku yeelanaya shaqada aad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada farxad aroos iyo naxdin geeri wadata

Su’aasha: Waxaan ku riyooday isla mar qudha mid ka mid ah ehelkayga oo uu guursanayo qof aad loogu faraxsan yahay iyo isla dhimashada mid ka mid ah ehalkayga Isla wakhti marna la murugsan yahay marna la faraxsan yahay. Markan arooska isu diyaarinay intaaa wixii ka dambeeyay Riyada khalkhal iyo cabsibay iga gashay. Jawaabta: Riyadan waxay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada Geel i eryanaya fasirka waa maxay

Riyada Geel i eryanaya fasirka waa maxay Su’aasha: Waxaan ku riyooday aniga oo awr i eryanaayo oo ila dagaalamayo walina uu rabo inuu ugu durduriyo. Jawaabta: Riyada noocan ah waa riyo tilmaamayso dhibaatooyin inay kulasoo gudboonaanayaan. Waliba waxay noqonayaan arrimo walbahaar kugu ridayo, riyada geel ama awr kusoo weerarayo ma aha riyo fiican waa riyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin iyo xaaskisa guriga ku sugan

Riyada nin iyo xaaskisa guriga ku sugan Riyada: Asc wllo waxan xalay ku riiyooday anooo ku jiira guri dabaq ah oo aad qurxoon waxana ila jirtay xaaska balse guriga meel aan ugu baxna waynay yacni albaab malahan waaana fahmi wayaay. Fasirka: Riyada inshaa Allaah waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadi doontaan dhibka dibadda ama dadka kale […]