Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyooday anoo dhintay haddana janada ku jira

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riyooday anoo dhintay haddana janada ku jira waxana janadda igula jiray xaaskeyga iyo cunugeyga haddana janada ku arkay inan ka dagana guri qasri oo weyn aad u qurux badan. Jawaabta: Riyada qofka hadduu arko asoo dhintay kuma furanto dhimasho dhab ah, waxay noqon kartaa inuu ka nasan doono dhibka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada timaha ku jira aargalaanka caanaha

Riyada timaha ku jira aargalaanka caanaha Riyada: Waxan ku riyooday ayado argalaanka Cano igu jiran timana ee ka buixan timahasna ma aha timo dher dher ee waa timo badan oo gagaban sida timiha marki la jaro camal. Fasirka: Riyada timaha ku jira cuntada guud ahaan waa riyo tilmaamaysa il iyo sixir iyo murugo, aargalaan caano […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka Riyada Qof ku kufay suuq

Su’aasha: Waxaan xaley ku riyooday ani iyo Hooyo oo isla socono waxaana soconay meel dhiiqo badan oo suuq ah, xitaa kabta ayaa iga siibmatay markaasaan intaan dib u laabtay ayaan soo gashtay hooyo ayaan ku dhahay meeshaan meel dhiiqo badan waaye maad naga dhaaftid iyadana wexee idhahday waa caadi markaan suuqii gudaha u galnay hooyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Isla riyadii aan hada idiinla wadaagay ayaan wax idiinka weydiinayaa

Su’aasha: Walaal habaryarta na soo booqatay riyada dhexdeeda wali iskuma aanan dhicin saasey tahayna dad is xiriiriyana ma ahayn marka taasoo kale sow macna kale ma yeelan karto. Jawaabta: Marka haddii sidaas ay tahay fasirka riyada wuxuu noqonayaa wax wanaagsan oo aan ahayn wax laga naxo, waxaa muhimsan marka qofka uu riyo soo qorayo inuu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dad qaraabadeena oo nala joogo

Su’aasha: Walaal waxaan riyo ku arkay Islaan habaryartay ah, oo hooyadey la ilmo adeer ah oo nala joogto iyada iyo wiil aan u maleeyey inay dhashay riyadaas maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyadan waxay ku xiran tahay dadkaas xiriirkiina siduu yahay hadday yihiin dad idin xiriirinayay riyada waxay tilmaamaysaa inay idin soo dhowdahay farxad guur […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada oo lala hadlayo qof wasiir ah

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday anoo la hadlaya nin masuul ah oo wasiir ah waxana kula hadlayaay telefan marka nin waan aqaana balse waligay lama hadal marka muxuu noqon kara fasirkeeda. Jawaabta: Riyadan waxaa lagu fasiri karaa inay kuusoo dhow yihiin arrimo aad ku farxi doonto, arrimahaas oo ah hanti iyo magac, waxaa laga […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada timirta marka la cunayo

Fasirka riyada timirta marka la cunayo Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday anigoo timir cunayoo riyadaa maxa lagu fasirii karaaa. Jawaabta: Riyada cunidda timirta waa riyo aad u wanaagsan waxaa lagu fasiraa arsaaq badan iyo hanti kayd oo qofka uu wax ka cuni doono. sidoo kale waxaa lagu fasiraa iiman iyo quraan akhris timirta waa cunto […]