Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday gurigayga oo dad ka buuxaan

Su’aasha: Waxaan ku riyooday iyada oo gurigayga daď badan oo caan bulshada ka ah, ka dhex buuxaan oo aan leeyhay toloow maxaan dadkan gurigayga isugu keenay, sidoo kale dadkaasi waxay ahaayeen kuwo wada faraxsan. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamysaa wax wanaagsan inaad heli doonto oo meel badan laga ogaan doono oo farxad leh, waxaa laga yaabaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada xiiridda garka maxay tilmaamaysaa

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey aniga oo garka iska xiirey oo garka 2 tin aan jiidjiido ay kutaalo. Jawaabta: Riyada xiiridda timaha garka waxay tilmaamaysaa qofka inuu kahsaari doono siiba marka uu arrin lugta kula jiro, labada tin kuusoo hartayna waxay tilmaamayaan wax yar inay kuusoo hari doonaan, si kaste ha ahaadaan waxa aad khasaarayso laakin […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday hooyadey iyo aabahey oo isfuraya

Su’aasha: waxa aan ku riyoodey hooyadeey iyo aabaheey oo isfuraya hooyadeyna nin kale guursanaayo riyadaasi maxaa lagu fasirikaraaa. Jawaabta: Riyda furiinka labada waalid waxay tilmaamaysaa qofka inay kusoo socdaan dhibaatooyin fara badan oo murugo leh waxay noqon karaa dhibaatooyinkaas khilaaf iyo dagaal qoyska soo dhex gali doono ama dhib kale oo la mid ah arrimaas. […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada xaditaanka moobeelka maxay tahay

Riyada xaditaanka moobeelka maxay tahay Su’aasha: Wiil saaxibo nahay ayaa waxa uu ku riyoodey asiga oo mobilkiisa laga xadaayo marka riyadaas maxaa lagu fasirikaraaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas in dad ay ka daba shaqaynayaan oo ay rabaan sirtiisa in la ogaado waayo taleefanka gacanya wuxuu astaan u yahay sirta qofka, marka riyada waa digiin […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Saaxiibkayga wuxuu ku riyadooday asoo dhimanayo

Su’aasha: Riyadatani waxaa ku riyoodey wiil sxbkeyga qaaliga ah waxa uu arkey isaga oo dhimanaya maxaa lagu fasirikaraa riyadaas. Jawaabta: Riyada dhimashada qofka saan mar hore soo sheegnay waxay noqon kartaa digniin qof wax lagaga digayo dambi iwm. Qofka hadduu arko asoo dhimanaya waxaa kaloo lagu fasiri karaa cimri dheer cagsi yaya noqon kartaa, qofka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada rag hubaysan oo weerar meel kusoo qaadaya

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey xaley Anigoo jooga goobta shaqada waxaana iiyimid niman aan wanaagsaneyn qoryo wata balse Aniga aan idileyn lkn badeecda meesha taal ayey xabad ku dhufanayeen anigane indhaha ayaan ka fiirsanayey ma hadli karin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dad inay jiraan noloshaada soo gali raba oo aan wanaag kula rabi waa dad cadow […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo muftaax la ii dhiibay maxay noqon kartaa

Riyo muftaax la ii dhiibay maxay noqon kartaa Su’aasha: Waxan ku riyooday nin da dhexe ah wajigiisu nuur iyo dhalaal aan caadi ahayn. oo qofka si fiican uma arkayn nuur dartiis oo ii dhiibaya furayaal isku jira markaasaan ku iri ma meel baan kuu dhigaa ma adigaa leh markaasu yiri haa markaasaan meel sare u […]